๐๐๐ซ๐ข๐ญ๐จ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ข๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ค๐๐ง๐คa (๐๐๐ง๐๐ญ๐) ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฒ๐ ๐ฆ๐๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐! (๐๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐๐๐ง ๐๐:๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐
Barri 10:00 am subaxnimo wxa ka qabsoomaya golaha guurtida maraykanka kalfadhi khaas u ah geeska africa.
Waxa ku casuuman laba sxb oo u ololeeya ictiraafka Somaliland, o kala ah:
A) Mr. JOSHUA MESERVEY iyo
B) Mrs. MICHELLE GAVIN
Labadan shaqsi oo muddo dheer u ololeynayay Somaliland, aad na ula dhacsan horumarka SL ka gaadhay dimuquradiyada iyo doorashooyinka, wxa โMarkhaatiโ logu yeedhay barito inay ka jawaban suโalaha SL iyo geeska laga waydiiyo.
Bari Somaliland aya maraysa golaha guurtida ee ha moogan!