๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฐ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐.















Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta Hotelka Maansoor kaga qayb galay Shirweynaha Heer Qaran ee Naafada Somaliland, shirkan oo noqonaya Shirweynihii ugu horeeyey ee noociisa ah ee lagu qabto Somaliland.
Shirweynahan waxa ka soo qayb-galay Daneeyaasha iyo dadka ka shaqeeya arimaha Naafada.
Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi oo halkaasi ka hadlay ayaa si weyn ugu dheeraday muhiimadda ay leedahay in la qabto Shirka noocan oo kale ah, isaga oo xusay in ay tahay arrin lagu Cibro qaato, waxana uu yidhi:
โMaanta waxa ay ii tahay farxad aanan illaaweyn, IIaahayna waxa aan ka baryayaa in Shirkan shirkiisa uu inagu gaadhsiiyo inaga oo ay wax badani innoo qabsoomeen. Ka Dawlad ahaan waxa aanu ballan qaadaynaa in Ururka aad ku midaysan tihiin aanu si gaara ula shaqayn doona, isla markaana uu Xafiiskaygu uu idiin furan yahay xili kasta.
Cidkasta waanu ku khasbi doonaa oo waanu ku dabogali doonaa in ay Giobahooda ka sameeyaan meel ay u mari karaan dadka naadafada ah.”
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐ (๐๐๐ฒ๐ซ),
๐๐๐ก๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐






