๐๐๐๐๐๐๐๐: ๐๐ช๐ฃ๐๐๐จ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐จ๐๐ญ๐ ๐ฟ๐๐๐ก๐ก๐๐จ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ช๐ญ๐๐ข๐๐ (๐๐๐๐๐)
Hay’ adda Shagaalaha Dawladdu iyada oo ka duulaysa Xeerka Shagaalaha Dawladda, Xeer Lr97/2022, Qodobkiisa 64-Aad, waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan masuuliyiinta Wasaaraddaha yo Hay’addaha Dawliga ah, in shagaalaha dawladdu fasax ka yihiin shaqada ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ณ ๐ฆ๐ฒ๐ฝ๐๐ฒ๐บ๐ฝ๐ฒ๐ฟ, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฏ,
oo ah xuska Dhalashada Nebi Maxamed, Naxariis iyo Nabad geliyo korkiisa ha ahaatee kuna beegan 12 Rabicul Awal 1445 ee Miilaadiga.
Munaasibaddan awgeed, waxa aan halkan uga hambalyaynayaa dhammaan shaqaalaha dawladda, xaasaskooda, caruurtooda iyo guud ahaan shagaalaha JSL. Waxa aan u rejaynayaa in aynu ku gaadhno bishan bisheeda bash-bash, badhaadhe, iyo nabad gelyo sannadkan sannadkiisa maalintan oo kale. haddii Alle raali ka noqdo.
FG: waxa shaqada dib loogu soo noqonayaa maalinta ๐๐ต๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐๐๐ฎ, ๐ฎ๐ด ๐ฆ๐ฒ๐ฝ๐๐ฒ๐บ๐ฝ๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฏ