๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ช๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—ต๐—ฎ๐—ฎ ๐—”๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ ๐—˜๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ.

๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ” Shirkii Shaqaale Weynaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Bilaha Ahaa Ayaa Saaka Ka Qabsoomay Xarunta Dhexe Ee Wasaaradda.

Xarunta Wasaaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Waxa Saaka Ka Qabsoomay Shirkii Shaqaale Weynaha Wasaaradda Oo Uu Shir Gudoomiyey Agaasimaha Guud Ee Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Saleebaan Ibraahim Macamuud Oo Uu Weheliyo Agaasimaha Waaxda Cududa Shaqaalaha Ee Wasaaradda Mr. Axmed Haybe Colijoog Iyo Agaasime Waaxeedad Wasaaradda Hawlaha Guud.

Agaasimaha Waaxda Cududa Shaqaalaha Ee Wasaaradda Eng. Axmed Haybe Colijoog Ayaa Shaqaalaha Ku Wargaliyey In Qof Kasta Shaqooyinka Kala Duwan Ee Loo Dhiibay Isla Markaan Waaxda Uu Ka Tirsanyahay Uu Masuulka Uga Yahay Inuu Xil Gudahasho Sameeyo, Isla Markaana Kasoo Baxo Shaqo Kasta Oo Waaxda Uu Joogo Ugu Magacaabanyahay.

Gobogabadii Kulankan Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Saleebaan Ibraahim Macamuud Ayaa Shaqaalaha Ku Baraarujiyey Inuu Diyaar Loo Ahaado Mashaariicdii Bilaabata Imika Wixii Ka Danbeeya Ka Maamul Ahaan Ay Mudnaanta Siin Doonaan Shaqalaaha Fuliyey Saacadihii Shaqada Ee Ay Ahayd In Qaranka Loo Shaqeeyo, Shaqaale Kastaana Taas Uu Mudnaanta Ku Heleyo, Wuxuuna Shaqalaaha Faray In Qof Kastaa qof Shaqada Uu Wasaaradda Ka Hayo Iyo Booska Uu Ka Joogaba Shaqada Laga Rabo Uu Kasoo Baxo, Shaqadana Si Wadajira Oo Walaaltinimo Ah Loo Wada Shaqeeyo.

Gunaanadkii Shirkan Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud Ayaa Ka Felceliyey Dhamaan Weydiimihii Ay Shaqaalahu Soo Jeediyeen.

๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—› ๐— ๐—”๐—›๐—”๐—— ๐—Ÿ๐—˜๐—›

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ช๐—ถ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ
๐—”๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

๐——๐—›๐—”๐— ๐— ๐—”๐—”๐——

๐—ช๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ถ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ต, ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ;
๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ,
๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐——๐—ต๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—๐—ฆ๐—Ÿ.
๐—˜-๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น: ๐˜…๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ@๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น.๐—ฐ๐—ผ๐—บ
๐—œ๐—ป๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ: ๐—ต๐˜๐˜๐—ฝ๐˜€://๐˜„๐˜„๐˜„.๐—ถ๐—ป๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ.๐—ฐ๐—ผ๐—บ/๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ_๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ_๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ_๐—ท๐˜€๐—น/
๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: ๐—ต๐˜๐˜๐—ฝ๐˜€://๐˜„๐˜„๐˜„.๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ.๐—ฐ๐—ผ๐—บ/๐—›๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ต๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ/
๐—ง๐˜„๐—ถ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฟ: ๐—ต๐˜๐˜๐—ฝ๐˜€://๐˜๐˜„๐—ถ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฟ.๐—ฐ๐—ผ๐—บ/๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐˜€๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ
๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฏ๐—ฒ: ๐—ต๐˜๐˜๐—ฝ๐˜€://๐˜„๐˜„๐˜„.๐˜†๐—ผ๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฏ๐—ฒ.๐—ฐ๐—ผ๐—บ/๐—ณ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ/๐—บ๐˜†_๐˜ƒ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ผ๐˜€/
โ˜Ž๏ธ : ๐Ÿต๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿต