10 qodob oo Kulmiye ku eedayn jiray UDUB oo maanta isla Kulmiye Mucaaradkiisu ku eedaynayaan.

1. Muddo kordhinta
2. Doorashada wakhtigeeda ku qabto
3. Wada tashi ayey diidan yihiin
4. Haldoorkii iyo labeentii bulshada ayey diideen
5. Xadhigga sharci darada
6. Xuquuqda Mudaharaadka ayey diidan yihiin
7. Warbaahinta qaranka dhex maaha
8. Huteeladii ayaa la noo diiday
9. Weji ku macaashka
10. Hoggaankii Xisbiga la rasaasaeeyey.
Ku dar qodob kale oo shalay Kulmiye ku eedayn jiray UDUB, oo maanta isaga lagu eedeynayo.
Xigasho :- Saleeban Xaashi .