Writen by Qaran News |

Liiska Jaamacado ku yaalla Somalia & Somaliland oo Turkigu aqoonsaday

Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday  liiska illaa 41 jaamacadood oo ku yaalla gudaha Somalia & Somaliland kuwaas oo helay aqoonsiga dalkaasida lagu sheegay warbixin kasoo baxday hay’adda Tacliinta sare ee Turkiga ee loo yaqaano YOK.

 

Halkan Hoose ka akhri Liiska 41 Jaamacadood ee Turkigu aqoonsaday:-