Writen by Qaran News |

Tacsi Tiiranyo leh

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!.

Maamuulka,Weriyayaasha & Hawl-wadeenada Bahda Warbaahinta Qarannews waxay Tacsis Tiiranyo leh u dirayaan Qoyska,Ehelka & Qaraabada Marxuum Ganacsade Maxamed Yuusf Axmed (Maxamed Aloore) oo ku geeriyooday dalka Turkiga,halkaas oo uu xaalad caafimaad u tegay.

Mar labaad waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu Marxuumka janatu fardowsu-aclaa ku Casuumo.Qoyska,xigtada,Xasabada & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir & imaan saadiqa ka siiyo

Aamiin