Dad isugu soo uruuray Afaafka Qasriga Boqorada Ingiriiska “Buckingham Palace”

Dad dalxiisayaal ah ayaa bilaabay inay isugu soo ururaan bannaanka Qasriga Buckingham Palace ee London iyadoo uu roob da’ayo, ka dib markii uu soo baxay warka ku saabsan walaaca laga muujiyay caafimaadka boqorodda.

Dadka ayaa isha ku haya wararka ku saabsan xaaladda boqoradda

Dadku waxay wararkii ugu dambeeyay kala socdaan taleefankooda