Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa ka degay Muqdisho ka dib markii Abwaanka  dhawaan Dawlada Somalia u magacaabay Xubin ka tirsan Gudida Habeynta Luuqada Afka Somaliga.Ku darsoo Yuusuf ayaa sidoo kale ah La-taliyaha golaha wakiilada Somaliland ee dhanka Dhaqanka.