Sideed “8” Xaaji oo ka mid ah Xujaajta ka yimi dalka Bakistaan Sanadkan 2023 ee Soo gaadhay Magaalada Barakaysan ee Makka ayaa geeriyooday,Halka Lix kalena dhaawacantay Ka dib markii dab ka kacay Hotelkii ay degeen. Hotelka Dabku qabsaday ayaa wararku sheegeen inuu ku yaallo Jidka Ibraahin khaliil ee Magaalada Makka.

Halkan Hoose ka dhugo Muqaalka Halka masiibadani ka dhacday