32 kaddib, Kornaylada waxba uma kordhin, Muuse Biixi Masiirka ummaddan wuxu gaadhsiiyay meel aad u liidata, Haddi Gole Baarlmaan oo qiyam lihii jiri lahaa Maamuus ka xayuubin ayuu mudan lahaa. xaqadarray ahayd in Muwaadiniin aan hubaysnayn lagu toogtay Xabbadii ay bixiyeen Cashuurta lagu soo iibiyay, Laas-caanood xoog uma baahna waxay u baahanayd xal, reer Laas-caanood waxay xaq u leeyihiin Nolosha iyo Nabada Hargeysa taal !”
May be an image of 1 person, beard, suit and wrist watch