Latest News

Masuuliyiinta WADDANI oo ka Qaybgalay Tartanka Cirro Cup

Masuuliyiinta WADDANI oo ka Qaybgalay Tartanka Cirro Cup

Masuuliyiinta WADDANI oo ka Qaybgalay Tartanka Cirro Cup Hargeysa(Qaran news)-Masuuliyiin ka mid ah xisbiga WADDANI ayaa ka qayb galay xidhitaanka tartanka Cirro Cup ee magaalada Ballidhiig ee gobolka Togdheer ka socday. Tartankan oo uu hirgeliyay musharrax madaxweyne...

Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Tartamada Ciyaaraha ee Cirro Cup

Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Tartamada Ciyaaraha ee Cirro Cup

Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Tartamada Ciyaaraha ee Cirro Cup Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo dhaweeyay tartannada ciyaaraha ee lagu qabtay Gobollada dalka ee uu maalgeliyay Murrashax Cirro. Sidaasna waxa uu...

Africa: Egypt and the Big 5 Dominate Hotel Development in Africa

Africa: Egypt and the Big 5 Dominate Hotel Development in Africa

PRESS RELEASE Egypt and the Big 5 Dominate Hotel Development in Africa The Big 5 global chains – Marriott International, Hilton, Accor, Radisson Hotel Group and IHG Hotels & Resorts – account for 66% of hotels and 71% of rooms in the entire African pipeline Access...

Qaylo-dhaan D/Hoose Hargeysa ka soo Saartay Xabaalaha Naaso hablood

Qaylo-dhaan D/Hoose Hargeysa ka soo Saartay Xabaalaha Naaso hablood

Qaylo-dhaan D/Hoose Hargeysa ka soo Saartay Xabaalaha Naasahablood Hargeysa,(Qaran news) Masuuliyiinta dowladda hoose ee caasimada Hargeysa, ayaa kormeer ku tagey Xabaalihii hore ee Naasa Hablood ee buuxsamay, waxaaney sheegeen in ay kala kulmeen arrin mucjiso ah,...

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Magaalada Barakaysan Ee Qudus?

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Magaalada Barakaysan Ee Qudus?

Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaamka, Kirishtanka iyo Yuhuudda. Qudus, Jerusalem, Yabuus, Kaaptooliya, Sahyuun, iiliyaa iyo Baytul-Maqdas waa Magacyo...

Articles

Ciidanka Booliska oo Beeniyay War uu Baahiyay TV-ga HCTV

Ciidanka Booliska oo Beeniyay War uu Baahiyay TV-ga HCTV

Ciidanka Booliska oo Beeniyay War uu Baahiyay TVga HCTV Hargeysa(Qaran news)- Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu caddaynayaa inuu been abuur yahay muuqaal uu faafiyay Telefishinka Horn Cable TV taariikhdu markii ay ahayd 24-3-2024 kaasi oo ku Xadgudbay Ciidamada...

Xirsi oo soo dhaweeyay go’aan ka soo baxay golaha ammaanka

Xirsi oo soo dhaweeyay go’aan ka soo baxay golaha ammaanka

Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Go'aan ka soo Baxay Golaha Ammaanka Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo dhaweeyay go'aankii golaha ammaanku ka soo saaray dagaalka Qasa. Sidaasna wuxuu ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook,...

Shir lagu Falanqeynayo Adkeynta Amniga oo lagu Qabtay D/Hoose Hargeysa

Shir lagu Falanqeynayo Adkeynta Amniga oo lagu Qabtay D/Hoose Hargeysa

Shir lagu Falanqeynayo Adkeynta Amniga oo lagu Qabtay D/Hoose Hargeysa Hargeysa(Qaran news)-Dowlada hoose ee caasimada Hargeysa, gaar ahaan waaxda nabadgelyada ayaa soo qaban qaabisay shir lagu falanqeeyay sidii xal waara looga gaadhi lahaa aafada maandooriyaha kala...

If oil disappeared tomorrow (By HE Haitham Al Ghais)

If oil disappeared tomorrow (By HE Haitham Al Ghais)

JOHANNESBURG, South Africa, March 24, 2024/ -- By HE Haitham Al Ghais, OPEC Secretary General. If oil disappeared tomorrow, there would be no more jet fuel, gasoline or diesel. Internal combustion engine automobiles, buses, trucks, lorries and coaches would be...

Maxaa xalay ka dhacay Ruushka, yaase ka dambeeyay?

Maxaa xalay ka dhacay Ruushka, yaase ka dambeeyay?

Dabley hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday hoolka bandhig faneedka oo ku yaalla magaalada Moscow, halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan lixdan qof in ka badan boqol qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen laamaha ammaanka ee Ruushka. Ugu yaraan afar weeraryahan...

Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI

Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI

Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI Hargeysa(Qaran news)-Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE iyo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Hargeysa galabta. Kulanka oo ahaa casuumad Afur ah uu...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up