Latest News

Kulan bari dhex mari doona xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka

Kulan bari dhex mari doona xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka

Kulan fool ka fool ah ayaa bari lagu wadaa in uu dhex maro xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka ee Somaliland. Wararka soo gaadhaaya shabakada Qarannews ayaa xaqiijinaaya in kulanka bari oo dhici doona 10ka subaxnimo ay Xukuumaddu codsatay, waxana ay wararku sheegayaan...

Hargeysa:Dhacdo Tacadi Xanuun Badan leh & Madaarka Hargaysa

Hargeysa:Dhacdo Tacadi Xanuun Badan leh & Madaarka Hargaysa

Hargeysa:Hooyo Ilmayar sidata ayaa laga reebay diyaaradda & Dhibta gaadhay+Ayaan Cashuur oo ka damqatey Dadka Somaliland ka dhoofaya ayaa wajahaya culays ku saabsan warqadda Shaybaadhka COVID-19 oo lacag gaadhaysa 45 dollar laga qaado qofkasta xattaa haddii uu...

Awoow Siciid Cilmi Rooblow Afna Daayoo!…….Siyaasi Muniir

Awoow Siciid Cilmi Rooblow Afna Daayoo!…….Siyaasi Muniir

Awoow Siciid Cilmi Rooblow Afna Daayoo!   Siciid Cilmi Rooble ayaan caawa daawaday isagoo leh “qabyaalada ayaanu la dagaalamayna oo aan Burco u tagay.” Dabadeed waxaan is idhi ma Dadka waalan oo wax walba loo sheegayaa mise tollow adigaa waalan?. Siciid Cilmi...

Xildhibaan Guruuje oo Jamaal Cali Xuseen si farshaxnimo ah u duray

Xildhibaan Guruuje oo Jamaal Cali Xuseen si farshaxnimo ah u duray

Xildhibaan Guruuje oo Jamaal Cali Xuseen si farshaxnimo ah u duray Xil- Guruuje- "Jamaaloow waxa la yidhi nin baa berri deegaan burco u dhaw dhawr jeer abaari ku heshey, dabeeto ninki wuxuu go'aan ku gaadhey in uu Hawd u guuro oo uu waqooyiba ka googoosto Iyo...

War cusub oo ay soo saareen Dhalinyarada BeeLaha habar-jeclo Burco

War cusub oo ay soo saareen Dhalinyarada BeeLaha habar-jeclo Burco

Warcusub:Dhalinyarada beesha habarjeclo oo hada shirkan usoo xidhmay ayaa sheegay in ay hogaamin doonaan banaanbaxyada Burco ka qabsoomi doona iyagoona taageero mug leh u muujiyay Xisbiga Waddani. Madaxweyne Biixi ayay dhinaca kale u sheegeen in uu doorasho ka qabto...

Faransiiska oo abaar soo wajahday darteed biyo dhaamis laga bilaabay

Faransiiska oo abaar soo wajahday darteed biyo dhaamis laga bilaabay

Faransiiska oo abaar soo wajahday darteed biyo dhaamis laga bilaabay Webi gudhay oo ku yaal koonfurta Faransiiska Dowladda Faransiiska ayaa magacawday guddi khubaro ah oo wax ka qabata abaarta keentay in boqol tuulo iyo dheeraad ay ku yaraadaan biyuhu. Booyado ayaa u...

Soddon (30) Sanno kadib Madaarka Hargaysa waa sidan !!

Soddon (30) Sanno kadib Madaarka Hargaysa waa sidan !!

Soddon (30) Sanno kadib Airport-ka Hargaysa waa sidan !! WQ. Maxamed M. Xassan. Maanta waxaannu safar ugu anba baxnay Hargeysa aniga iyo Aabo, markii aannu ka degnay Eeriboodhka Hargeysa,Maadaamo qaddar masaafo ahi u dhaxayso gegida diyaaraddu fadhido iyo Teerminaalka...

𝗧𝗮𝗴𝗿𝗶𝗳𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗱𝗮 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗮𝗻, 𝘁𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗕𝗼𝗼𝗹𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗹𝗶𝗶𝗱𝗮𝘁𝗮.

𝗧𝗮𝗴𝗿𝗶𝗳𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗱𝗮 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗮𝗻, 𝘁𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗕𝗼𝗼𝗹𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗹𝗶𝗶𝗱𝗮𝘁𝗮.

𝗧𝗮𝗴𝗿𝗶𝗳𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗱𝗮 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗮𝗻, 𝘁𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗕𝗼𝗼𝗹𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗹𝗶𝗶𝗱𝗮𝘁𝗮. WQ. Gudoomiyaha Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Guud ahaan, hannaanka qaranimo ee Somaliland wuxuu ku dhisanyahay hay’adaha kala duwan, kuwaas oo qaarkood yihiin rukumo saldhig u ah qaranka...

Articles

Xaqiiqo ma-hadho ah iyo Maanta Midda Taagan:

Xaqiiqo ma-hadho ah iyo Maanta Midda Taagan:

Xaqiiqo ma-hadho ah iyo Maanta Midda Taagan: Labadan sawir waxay kala yihiin Muj. Cabdixakiin Sumuni iyo Wasiir Saleban Cali Koore. Ma-hadhada cibradu ku duugan tahay waxay tahay, bilawgii 1991 markii SNM qabsatay deegaannada Somaliland waxaa ciidamadii la qabtay...

Why Do Somaliland Opposition Parties Protest?

Why Do Somaliland Opposition Parties Protest?

Why do opposition parties protest? Before answering this question, let's know where does a protest stand in democracy and what meanings it makes to protesters. Protests, peaceful ones in particular, are inalienable rights in a democracy. More importantly, a right that...

Sucuudiga oo qaaday xanibaad Xujaajta ka saarneyd Xajarul-Aswad

Sucuudiga oo qaaday xanibaad Xujaajta ka saarneyd Xajarul-Aswad

Sucuudiga oo qaaday xanibaad Xujaajta ka saarneyd Xajarul-Aswad Xujeyda tegta Xaramka ayaa mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswadka oo kamid ah waxyabaha sida weyn loo qaddariyo. Waxaana la qaaday xeyndaab weyn oo ku hareereysanaa Kacbada si...

How Somaliland Country Can Become Great

How Somaliland Country Can Become Great

A country can become great when its institutions are very strong and sincerely committed to meet the basic needs of its citizens, establish the building blocks that allow citizens to enhance and sustain the quality of their lives, and create the conditions for all...

If Past Years Passed Like A Flash, The Coming Years Will Be Shorter

If Past Years Passed Like A Flash, The Coming Years Will Be Shorter

Year, as it is argued, is a very short time in politics. A week, conversely, as everyone has heard, is a long time in politics. Former UK prime minister, Harold Wilson, made the phrase “A week is a long time in politics”, during one of the UK’s seemingly never-ending...

Africa: Financial innovation driving green-energy innovation

Africa: Financial innovation driving green-energy innovation

PRESS RELEASE Financial innovation driving green-energy innovation GEAS will bring together developers in the early stages of the green energy journey with potential investors looking to get in on the ground floor on real projects driving Africa’s energy transition...

Maamuuskii Madaxweyne lahaa ma Mabnuucay Kulmiye!.

Maamuuskii Madaxweyne lahaa ma Mabnuucay Kulmiye!.

Maamuuskii Madaxweyne lahaa ma Mabnuucay Kulmiye!. Marka hore waxa aan Canbaaraynayaa gafkii qalafsanaa ee meel ka dhaca badheedhka qayaxan ahaa ee lagula kacay Madaxweynihii saddexaad ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin, waa fal aad iyo...

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up