Latest News

Masjidkii Muslimiinta ee noqday Jaamacaddii ugu horreysay dunida

Masjidkii Muslimiinta ee noqday Jaamacaddii ugu horreysay dunida

Masjidkii Muslimiinta ee noqday Jaamacaddii ugu horreysay dunida Jaamacadda aan ka sheekaynayo ma aha Oxford ama Harvard, mana ahan jaamacadda Cambridge ee caanka ah. Waxaan ku dhex gaynayaa Moroco iyo magaalada Fes oo ah halkii laga bikaaciyey aqoonta casriga ah. Waa...

Musharax Cirro oo Muxuu ugu bushaareeyay Shacabka Saaxil?

Musharax Cirro oo Muxuu ugu bushaareeyay Shacabka Saaxil?

Cirro Baafinaaya Kaydh 10 La Sheegayay In Berbera Looso Iibinaayo Ayaa yidhi. " 10 sanno, waxaa miisaaniyada ku jiray Laydh Berbera looso iibinaayo, Halkan waxaan imi 2021, waxaan soo maray madaarka oo laga waday mashruuc Imaaraadku keenay oo Laydh bilaasha ah,...

“Cirro & F.C.Waraabe garanmaysaan “……Xildhibaan Guruuje

“Cirro & F.C.Waraabe garanmaysaan “……Xildhibaan Guruuje

Cirro & faysal cali waraabe garanmaysaan ". Dadka aan waxba ka aqoonin taariikhda cusub ee somaliland ayuunbaa iska yidhaahda cirro iyo faysal cali waraabe waa rag jiliicsan iyagoo aan ogayn waxay qabteen. 1997 markii dagaalkii sokeeye dhamaadey siyaasiyiintii...

Articles

Carqalado soo wajahay Hargeisa Stadium…Yuusuf Tadhase

Carqalado soo wajahay Hargeisa Stadium…Yuusuf Tadhase

Garoonka Hargeysa Stadium oo Biyo Fadhiisteen Ciyaarihii ka socdayna baaqdeen. Mr. Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xisbigga WADDANI. "Garoonkii kubadda cagta ee Hargeysa Stadium waxaa ka muuqda dayac iyo daryeel la’aan baahsan, taas...

Aragti Siyaasadeedka Dr. Gaboose? Maxay u Guulaysan Weyday.

Aragti Siyaasadeedka Dr. Gaboose? Maxay u Guulaysan Weyday.

Aragti Siyaasadeedka Dr. Gaboose Maxay u Guulaysan Weyday. Bilawgii qarnigan 21aad waxaan xoghayn ka ahaa anigoo arday ah ururkii Sahan ka hor intii aanu ku keliyaysan Dr. Gaboose. Ururka Sahan waagaa wuxuu kulmiyey afar kooxood oo ay ka mid ahaayeen ururkii Islaamiga...

UN says concerned about lack of women in China’s top governmen

UN says concerned about lack of women in China’s top governmen

An absence of women among China's top leadership is concerning, the United Nations said in a report, as it recommended China adopt statutory quotas and a gender parity system to quicken equal representation of women in government. The recommendations for China by the...

US Special Envoy for the Horn due in Ethiopia and Djibouti

US Special Envoy for the Horn due in Ethiopia and Djibouti

BY US Department of State US Special Envoy for the Horn of Africa (SEHOA) Ambassador Mike Hammer will travel from May 31 – June 6 to Djibouti and Ethiopia. In Djibouti, Ambassador Hammer will participate in the East Africa Security Forum hosted by the United States...

10 Qodob oo Caddayn u ah Gabboose……

10 Qodob oo Caddayn u ah Gabboose……

10 Qodob oo Caddayn u ah Gabboose...... Iyadoo aan hordhac badan laga samayn, waa 10 xaqiiqo oo CAWRADA SIYAASADEED ee Gabboose dibedda usoo saaraya 1. Gabboose waxaa uu sheegay in uu qabiilkiisa urur u samaynayo, inta uu meesha ka saaro 2 Xisbi oo ay kusoo tabcayeen...

Gaboosow Cirro  Qaranbuu rabaa adna Qabiil

Gaboosow Cirro Qaranbuu rabaa adna Qabiil

Dr Mohamed Abdi Gaboose. Inader Adna urur baad rabta Inaad hadda Xisbi ka dhigto. Musharax Cirona doorashadda qudha ee Madaxweynaha ee Xeerkeedda komishanku hayo ee diyaarka yahey. Ayuu rabaa iniu kursi Madaxweyne ugu tartarmo. Kuna noqdo Madaxweynaha Muuse bedela....

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up