Latest News

Nin mayd ah oo laga helay bariga Hargeisa

Nin mayd ah oo laga helay bariga Hargeisa

Nin mayd ah ayaa laga helay meel xabaalo ah ahaan jiray oo banaan kuna yaala bariga Hargeisa gaar ahaan xabaalaha dhanka ku haya dukaanka dhismaha ee ay leedahay shirkada Shaafaci isla markaana ka soo hor jeeda cisbatalka Amal grand Hospital. Ninkani oo sida ay...

G7 countries concerned over Ethiopia, Somaliland MoU,

G7 countries concerned over Ethiopia, Somaliland MoU,

News: G7 countries concerned over Ethiopia, Somaliland MoU, 'persistent and violent tensions in many areas' in Ethiopia Addis Abeba – Following the conclusion of the G7 foreign ministers meeting held in Capri, Italy between 17 – 19 April, member states said they...

Maxaynu ka Ognahay Taliyaha Ciidamada Kenya ee Diyaaradu la Dhacday?

Maxaynu ka Ognahay Taliyaha Ciidamada Kenya ee Diyaaradu la Dhacday?

Maxaynu ka Ognahay Taliyaha Ciidamada Kenya ee Diyaaradu la Dhacday? Taliyaha guud ee ciidammada qalabka sida ee Kenya Gen.Francis Omondi Ogolla, ayaa ku dhintay diyaarad millatari oo ay ku qudhbaxeen 10 sarkaal oo sarsare oo Kenyaan ah, kadib markii ay burburtay...

Articles

Rayaale oo Reer Awdal ku Booriyay in aanay waxba u Oolin Xamar

Rayaale oo Reer Awdal ku Booriyay in aanay waxba u Oolin Xamar

Rayaale oo Reer Awdal ku Booriyay in aanay waxba u Oolin Xamar Hargeysa(Qaran news)-Madaxweynihii hore ee JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa kulan ballaadhan Magaalada Boorama kula qaatay qeybaha bulshada ee gobolka Awdal. Waxaa kulankaasi ka qayb galay Wasiirrada...

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran iyo In Doorashadda Madaxtoyadda iyo Ururaddu ey dalka ka dhacdo. 13NoV2024. Wuuna ku guuleystey inuu Xisbiyada Qaranka ka odayeyo. Si la isula fahmo. Loona meel mariyo xeerarka Doorashoyinka ee Labadda Gole...

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Ayadoo kulayl aad u daran uu ka jiro deegaannada Soomaalida ee bariga Afrika ayaa wararka ka imaanaya magaalada Godey ee dawlad deegaanka Soomaalida waxay sheegayaan in uu khasaare nafeed gaystay heerkulkaas todobaadyadii u dambeeyey sare u sii kacayey. Sida uu...

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal C. Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Soomaaliya in aanay dawladi u hirgalaynin ilaa ay fuliyaan qoddobo uu si gaar ah ugula taliyay. Sidaasna wuxuu ku...

Somaliland Needs Imaginative Generation.

Somaliland Needs Imaginative Generation.

Until people generate new ideas in their minds and ask themselves questions of how, why, what, when, and where, they cannot develop new ways of doing things and dealing with the problems that life throws at them. If people cannot imagine, how can they learn and...

Dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay cida ka danbaysay

Dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay cida ka danbaysay

Xaaska Marxuum C/naasir Dahable oo si arxan darro ah loogu dilay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa sheegtay in Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya. Ahmed Mallin ayaa ka dambeeyay dilka ninkeeda. Sida ay sheegtay Dr. Sucaad, Cabdinaasir waxa uu...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up