Latest News

Hanjabaad argagax leh oo uu Putin u diray Sweden, Finland & NATO

Hanjabaad argagax leh oo uu Putin u diray Sweden, Finland & NATO

Hanjabaad argagax leh oo uu Putin u diray Sweden, Finland & NATO Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa ku eedeeyay NATO inay leedahay hammi boqortooyo, iyadoo xulafada reer galbeedka ay ballanqaadayaan inay kor u qaadayaan taageerada ay siiyaan Ukraine....

Xal La’aani Xal Ma aha!…….Siyaasi Cali Guray

Xal La’aani Xal Ma aha!…….Siyaasi Cali Guray

XAL LA’AANI XAL MAAHA Hadii ay run ka tahay madaxwaynaha uu doonayo in xal loo helo khilaafka arimaha doorashooyinka waxa ka muuqan lahayd niyadsami oo bilaa shuruud ayuu soo deyn lahaa 14 lahaye ee isugu jira madaxda waddani iyo laba weriye, xataa inta aan wax...

Lacagta lagu raaco Basaska rakaabka Gudaha Hargeysa oo sare u kacay

Lacagta lagu raaco Basaska rakaabka Gudaha Hargeysa oo sare u kacay

Lacagta lagu raaco Basaska rakaabka Gudaha Hargeysa oo sare u kacay Hargeysa Qiimaha lagu raaco basaska rakaabka ee gudaha xaafadaha magaalada ayaa sare u kacay. Kor ukacan ayaa ku kooban basaska u baxa xaafado gaar ah, iyadoo dirawaladu ay macaamiishooda u sheegayaan...

Qarannimadii lagu hungoobay: 26 Juun/ 1 Juulay 1960 – Qaybtii 1’aad

Qarannimadii lagu hungoobay: 26 Juun/ 1 Juulay 1960 – Qaybtii 1’aad

QARANNIMADII LAGU HUNGOOBAY: 26 JUUN/1 JUULAY 1960 – QEYBTII KOOWAAD: Bisha Juun 26, ayaa ku beegan sannad guuradii laba iyo lixdanaad ee ka soo wareegtay dhalashadii dowlad Soomaaliyeed oo madaxbanaan tii u horeysey. Waa maalin inaga mudan xussid gaar ah, tii oo laga...

Itoobiya, Suudaan, iyo afar waddan oo kale oo labo labo isku haya

Itoobiya, Suudaan, iyo afar waddan oo kale oo labo labo isku haya

Itoobiya, Suudaan, iyo afar waddan oo kale oo labo labo isku haya Waxaa dib usoo cusboonaaday xiisad colaadeed oo u dhaxaysa waddamada Suudaan iyo Itoobiya, xilli gobolka ay ku sugan yihiin ilaa afar waddan oo kale oo aan xiriir fiican lahayn. Khilaafka xukuumadaha...

Qaraxyo ruxay Mid ka mida Magaalooyinka ugu waaweyn Dalka Itoobiya

Qaraxyo ruxay Mid ka mida Magaalooyinka ugu waaweyn Dalka Itoobiya

Qaraxyo ruxay Mid ka mida Magaalooyinka ugu waaweyn Dalka Itoobiya Qaraxyo ayaa ka dhacay afar goob oo kala duwan oo ku yaalla magaalada Bahir Dar ee waqooyiga dalka Itoobiya, sida ay booliisku sheegeen, Tani ayaa muujinaysa in ammaanka gobolka Axmaarada oo ah gobolka...

Askari Soomaaliya ka soo dagaalamay oo hadda iska xaadiriyay Ukraine

Askari Soomaaliya ka soo dagaalamay oo hadda iska xaadiriyay Ukraine

Askari Soomaaliya ka soo dagaalamay oo hadda iska xaadiriyay Ukraine Nin horey uga tirsanaa ciidammada badda Kuuriyada Koonfureed isla markaana noqday Youtuber kaas oo halis u galay in xabsi la dhigo xilli uu doonayay in uu ku biiro dagaalka Ukraine ayaa sheegay in...

Abiy Axmed oo war hor leh ka soo saaray colaadda Tigray

Abiy Axmed oo war hor leh ka soo saaray colaadda Tigray

Abiy Axmed oo war hor leh ka soo saaray colaadda Tigray Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday guddi wadahadal nabadeed la yeelan doono hoggaamiyayaasha jabhaddaTigreega si xal loogu helo dagaalka sokeeye ee 19 bilood ka socda waqooyiga dalkaasi. Toddobada xubnood ee...

Kharashka xajka ee waddamada Carabta sanadkan 2022/1443

Kharashka xajka ee waddamada Carabta sanadkan 2022/1443

Kharashka xajka ee waddamada Carabta sanadkan 2022/1443 Kharashka xajka ee sanadkan ayaa sare u kacay inta badan waddamada Carabta, iyadoo lagu kala duwan yahay marka loo eego sanadihii hore. Waxaan u sabab ah sicir bararka caalamiga ah iyo Sucuudiga oo kordhiyey...

Murashax Cirro oo ka hadlay Xuska Maalinta 26-ka Juun

Murashax Cirro oo ka hadlay Xuska Maalinta 26-ka Juun

W/Q Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) " Waxa aan salaan, hambalyo iyo bogaadin balaadhan u dirayaa Shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland, xuska munaasibadda 62-dan guurada, 26ka-June 1960-kii oo ahayd maalintii...

F.C.Waraabe oo ka hadlay Qadiyada Maalinta 26-ka June

F.C.Waraabe oo ka hadlay Qadiyada Maalinta 26-ka June

https://twitter.com/FaisalAliWarabe/status/1540761635874283521?ref_src=twsrc%5Etfw%7Ctwcamp%5Etweetembed%7Ctwterm%5E1540761635874283521%7Ctwgr%5E%7Ctwcon%5Es1_&ref_url=https%3A%2F%2Fpublish.twitter.com%2F%3Fquery%3Dhttps3A2F2Ftwitter.com2FFaisalAliWarabe2Fstatus2F15...

Articles

Muuse Biixi Yalaxaw

Muuse Biixi Yalaxaw

MUSE BIIXI YALAXOW XASUUS QOR MAQAAL AAN QORAY BISHII JANUARY 2007 MARKAAS OO MUSE BIIXI UU MUCAARID AHAA OO UU HADALO DEELQAAFA KU YIDHI MADAXWEYNE DAAHIR RIYAALE KAHIN. Muse Biixi Yalaxow: Adigaaba Lagu Gaadayaaye Waanad Garanayn. Anigoon ku hawshoon hadlaka iyo...

Shalay & Maanta Labo dhacdo oo is-shabaha

Shalay & Maanta Labo dhacdo oo is-shabaha

Shalay & Maanta Labo dhacdo oo is-shabaha 2009 iyadoo Guurtidu dooneyso maalin jimce ah ineay u kordhiso sannad Ex-M/weyne Daahir Rayaale kaahin,Kulmiyena mudaharaad xoog leh ku hortaagan yahey ayaa Guddomiyaha Guurtida Saleebaan Gaal amray in Jimcaha laysu soo...

Africa: Help us Fight Back Against the Attack on African Oil and Gas

Africa: Help us Fight Back Against the Attack on African Oil and Gas

PRESS RELEASE Help us Fight Back Against the Attack on African Oil and Gas Despite the ongoing efforts by the African Energy Chamber to drive sustainable socioeconomic growth on the back of African oil and gas, a lawsuit has been filed against us aimed at restricting...

Halyeeyo Qaran Jira oo Jooga !

Halyeeyo Qaran Jira oo Jooga !

Halyeeyo Qaran Jira oo Jooga ! Waxaad tihiin Nuur usoo bidhaamay Ummad Sodon sanadood u Rabbi tuugaysay in uu Allah siiyo dhalinyaro Geesiyaal ah oo Qarankooda ku hogaaminaya jidkii horumarka, oo la dagaalama lunsiga hantida Qaranka, lana xisaabtama masuuliyiinta...

Daanyeer ilmo yar hooyadii ka dafay ka dibna dilay

Daanyeer ilmo yar hooyadii ka dafay ka dibna dilay

Daanyeer ilmo yar hooyadii ka dafay ka dibna dilay Ilmo yar oo hal bil jir ah ayaa ku dhintay dalka Tanzania kadib markii uu hooyadii ka dafay daanyeer guriga u galay, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Ilmaha yar ayaa waxaa nuujinaysay hooyadii markii koox daanyeero ah...

Qoraa Sugaan ku cabiray Hubaaleyn ay wadaan Waracade & maayir Mooge

Qoraa Sugaan ku cabiray Hubaaleyn ay wadaan Waracade & maayir Mooge

Qoraa Sugaan ku cabiray Hubaaleyn ay wadaan Waracade & maayir Mooge Hebeloow iswanaaje ama waad hana qaadi amba waad ku hagaasi hadalna wuu ku yaraan, nin hareer fadhiyowna hadal kuma banaanoo hunguraa ku eryaayee iska soo humbul lee. Hadda wayba caddaane ma...

Waa kuwama 36-da dal ee aan milateriga lahayn?

Waa kuwama 36-da dal ee aan milateriga lahayn?

Waa kuwama 36-da dal ee aan milateriga lahayn? Dalka Iceland waa dal uu qabow badan ka dhaco In dal uu yeesho ciidamo milateri waxay u baahan tahay in ciidamadaasi si wayn loo agaasimo, loo diyaariyo hub heer-sare ah oo ay askarta qalabka-sida ku howlgalaan, maalgelin...

War Cusub:Maktabad dad nool ku baddashay buugaagtii la akhrisan jiray

War Cusub:Maktabad dad nool ku baddashay buugaagtii la akhrisan jiray

Maktabad dad nool ku baddashay buugaagtii la akhrisan jiray Samantha Braxton waa qoraa ka mid ah mutadwiciinta maktabadda diyarka ku ah Dalka Denmark waxaa laga hirgeliyey maktabad dad nool ku baddashay buugaagti maktabadda lagu akhrisan jiray. Maktabadda oo Denmark...

Muuse Biixi waxaan kula talinayaa inuu iscasilo ….. F.C.Waraabe

Muuse Biixi waxaan kula talinayaa inuu iscasilo ….. F.C.Waraabe

Muuse Biixi waxaan kula talinayaa inuu iscasilo ..." Faysal Cali Waraabe " Mudaharaadka Ceerigaabo Ee aan cidna soo abaabulin, wuxuu muujinaya sida Madaxweyne Muuse u lumiyey kalsoonidii Shacbiga JSL. Waxan kula talinayaa saaxiibkay in uu iscasilo , kuna wareejio...

Sanaag gobolka taariikhda khayraadka iyo quruxda Somaliland

Sanaag gobolka taariikhda khayraadka iyo quruxda Somaliland

SANAAG: GOBOLKA TAARIIKHDA, KHAYRAADKA IYO QURUXDA SOMALILAND Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, khayraadka dhulkiisa (Xoolo, beero, dal-xiis, macda iwm), quruxdiisa, wanaagga cimiladiisa iyo degsiimadiisa. Gobolka Sanaag waa...

Waa tuma gabadha mudaraadaysay ee maanta uu garaacay Askarigu?

Waa tuma gabadha mudaraadaysay ee maanta uu garaacay Askarigu?

Gabadha maanta ninka askariga ahi uu garaacaayo ee ku baahday baraha bulshada iyo sidoo kale warbaahinta Somaliland ayaa warbaahintu heshay magaceeda waxana la yidhaa Nimco Maxamed Axmed (Coolijoog) Gabadhani oo ka mid ahayd dadkii mudaharaadaayay ayaa ka soo jeeda...

Xaalada Shidaalka ee dalku waxay ku socotaa meel khatar ah

Xaalada Shidaalka ee dalku waxay ku socotaa meel khatar ah

Xaalada Shidaalka ee dalku waxay ku socotaa meel khatar ah, waxa gabaabsiya Shidaalka dalka yaal Naaftada waxa haya 3 Shirkadood Baatroolkana 2 Shirkadood, Shirkadihii Shidaalka waxa saamayn ku yeeshay sicirka kor u kacay, Foostada Naaftada ahi maanta waa $197...

As rains fail again, catastrophic hunger looms over Somalia

As rains fail again, catastrophic hunger looms over Somalia

As rains fail again, catastrophic hunger looms over Somalia Food insecurity and malnutrition worsen across Somalia as risk of famine increases amid historic fourth failed rainy season. A historic fourth consecutive failed rainy season, skyrocketing prices and an...

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up