XULASHO XUN
XAL LA’AAN
XIL MADHAN

Wasiirada madaxweye Biixi magacaabey iyo kuwa uu xilka ka qaadey. Qaabka dowladdnimadda loo dhiso Muuse ma yaqaan wuuna ku fashilmey. weli isku isku bedal uu sameyey intuu xilka hayey oo misaamani inama soo marin.

𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗫𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗲𝘆

1. Cabdiqaadir Iimaan Warsame –𝗔𝗿𝗮𝗯 / 𝗛𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶𝗺

2. Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi Jibriil – 𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱 𝗠𝘂𝘂𝘀𝗲 / 𝗝𝗶𝗯𝗿𝗶𝗶𝗹 𝗔𝗯𝗼𝗸𝗼𝗿

3. Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani – 𝗛𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗬𝗼𝗼𝗻𝗶𝘀 / 𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱 𝗬𝗼𝗼𝗻𝗶𝘀

4. Cabdi Cismaan Cabdulle Dhaga-weyne – 𝗦𝗮𝗺𝗮𝗿𝗼𝗼𝗻 / 𝗛𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗖𝗮𝗳𝗮𝗮𝗻

𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗫𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮𝗮𝗯𝗲𝘆

1. Wasiirka Isgaadhsiinta – Axmed Yuusuf Idiris Cawaale – 𝗔𝗿𝗮𝗯 / 𝗛𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶𝗺

2. Wasiirka Waxbarashada – Axmed Aadan Axmed Buuxane – 𝗦𝗮𝗺𝗮𝗿𝗼𝗼𝗻 / 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗖𝗮𝘀𝗲

3. Wasiirka Qorsheynta – Axmed Maxamed Diiriye Cige – 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗮𝗴𝗮𝗹𝗲

4. Wasiirka Maalgashiga – Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Faarax – 𝗗𝗵𝘂𝗹𝗯𝗮𝗵𝗮𝗻𝘁𝗲

5. Wasiirka Warfaafinta – Cali Xasan Maxamed – 𝗛𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗝𝗲𝗰𝗹𝗼

6. Wasiirka Biyaha – Saleebaan Yuusuf Cali Koore – 𝗗𝗵𝘂𝗹𝗯𝗮𝗵𝗮𝗻𝘁𝗲

7. Wasiirka Diinta – Maxamed Xaaji Aadan Cilm – 𝗛𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗝𝗲𝗰𝗹𝗼

8. Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha – Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni – 𝗦𝗮𝗺𝗮𝗿𝗼𝗼𝗻 / 𝗛𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗖𝗮𝗳𝗮𝗮𝗻

9. Wasaarada Kaluumaysiga – Raabbi Cabdi Maxamed – 𝗪𝗮𝗿𝘀𝗮𝗻𝗴𝗮𝗹𝗶

10. Wasiirka Gadiidka – Saleebaan Cawad Cali Bukhaari – 𝗛𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗬𝗼𝗼𝗻𝗶𝘀 / 𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱 𝗬𝗼𝗼𝗻𝗶𝘀

11. Wasiirka Beeraha – Axmed Maxamed Habbane – 𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱 𝗠𝘂𝘂𝘀𝗲 𝗝𝗶𝗯𝗿𝗶𝗶𝗹 𝗔𝗯𝗼𝗸𝗼𝗿

Xukumaddii Food khasaare muqaalkeeddii u dambeyey. Shacabku wuxu leeyahey Macasalamaa.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

diinaari1960@gmail.com