Abtigey Maxamed kaahin Su’aal ha lay Weydiiyo…….Xildhibaan Guruuje
Mudane wasiir iyo abti maanta hadalkaagii waxaa ku jirtey ” ninka qaranka doonayaa waa in uu qaranka u hogaansamaa ” .hadalkaasi waa hadal wanaagsan laakiin suaal baa iiga soo dhex baxdey suaashaas oo ah
Waagii la aasaasey ururaddii siyaasadda 2001 muxuu u diidey ururkaagii asad in uu is diiwaangeliyo oo ilaa 2002 ina cigaal dhintey riyaalena yimi u diidanaa in uu is diiwaangeliyo? .
Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje