Abwaan Weedhsame oo War cusub soo saaray

Ethiopia litre-ka petrolka ahi waa $0.7, innagana waa $1.3.
1. Laba dal oo deris ah ayeynu nahay
2. Laba dal oo shidaalka la soo dega ayeynu nahay
Bal haddaba, Maxaa inna kala duway, ee innagana qiimihiisii cirka innagu geeyey iyagana caadi waxoodii ka dhigay?
Abwaan xasan daahir weedhsame.
May be an image of 1 person