Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Ka Hadlay Mudaharaadyada ay Ku Baaqeen Xisbiyada mucaaradka somaliland Wax Ku Yidhi.:
“Mudaharaadku waa xuquuq dastuuri ah.Anigaa idiin fatwooday”
Muddo kordhintuna waa xaaraan iyo baadil cad. Kii hore u samayn jiray iyo ka hadda samee is lihina waa boolli-maallo qaladka u badheedhay.”Abwaan Weedhsame
