Writen by Qaran News |

Afhayeenka Kulmiye Buuni waa marfuucul-qalam…….Ku-simaha Gudoomiyaha Xisbiga Waddani
 
Afhayeenka KULMIYE Buuni waa marfuucul-qalam, waxyaabaha uu ku hadlana aniga oo dumara ayaan ku hadal oo ka xishooda, xisbigayagana lama xaraashin ee si xor iyo xalaal ah ayaa lagu doortay XIRSI.
Waa ii farxad in aniga oo gabadh Ah aan qabto xilka guddoomiyaha xisbiga WADDANI, arintani waxa ay dhiirigalin u tahay haweenka dalka,”
Marwo Milgo Sanbalooshe kusimaha Gudoomiyaha xisbiga WADDANI.