Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Buuni oo war Xasaasiya oo uu baahiyey Haddana beeniyey
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa ah qofkii ugu horreeyay ee dadka u sheegay warka beenta ah ee sheegayay geerida Sheekh Aadan Siiro, sidoo kalena Buuni waxa uu noqday qofkii ugu horreeyay ee dafira in uu qoray warkan.

