Agaasime Guud oo ka tirsan Xukumada Muuse Biixi oo lagu eedeeyay inuu Wiilkiisa….

Abdirashid Aideed Yasin oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, wuxuu shalay ka mid ahaa Dhibanayaasha hor yimi Maxakamadda Gobolka, wuxuu ka dacwoonaayay Xoghaye Tadhase Yuussuf, wuxuu hore u sheegay Tadhase in Cabdirashiid inankiisa Caydiid shaqaalaha Wasaaradda qoray, Agaasimuhu wuxuu ku sheegay been abuur, Agaasime waatan warqaddi inankaaga aad ku shaqo gelisay, musuqmaasuqa aad samaysay ee aad kaga dacwoonayso Tadhase kan ma yahay ? Kitaabku wuu ku qabanayaa!
No photo description available.