Garaad Mukhtaar Garaad Cali, ayaa yidhi “annaga yaan xabad joojin dambe naloosoo wicin maadaama ay Somaliland sheegtay in ay la dagaalamayaan Alshabaan iyo Puntiland, ha wacaan Argagixisada”
Garaadku wuxuu sidoo kale sheegay in hadii beesha caalamku ay soo wacaan ay u sheegi doonaan in cida is haysaa aanay ahayn iyaga Somaliland.
May be an image of 1 person and standing