Aqalka Congress-ka Maraykanka oo la horgeeyay hindise ku saabsan Aqoonsiga Somaliland

Sida aan ka soo xiganay barta rasmiga ah ee Aqalka Congress-ka Maraykanka,Guddi hoosaadka dibadda ee aqalka Congress-ka Maraykanka ayaa soo gudbiyey hindise-sharciyeed dhigaya in Somaliland loo aqoonsado dal madax bannaan. Hindisahan ayaa la filayaa in golaha la hor geeyo si loogu codeeyo.