Ahmed madoobe ayaa maanta xilka ka qaaday Senatoro Fadaraal ka Somalia ka tirsan Senator Fartaag iyo Senator Iftin Baasto ayuu baarlaankiisa u gudbiyay kadibna maanta ku dhawaaqeen in ay xilka ka qaadeen
arrinka la yaab ka leh ayaa ah Xildhibaano fadaraal ah oo markii ugu horeysay xilka laga qaadayo Somalia gudaheeda.
May be an image of text that says 'Qodobka 59aad. (1) (a) Sababaha Lagu Lumiyo Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka waxaa lagu lumin karaa: Xubinta 00 Geeriyoota (b) Xubinta oo ay la SOO gudbonaato xaalad xilgudasho (c) (d) (e) (f) Xubinta 00 istiqaalad gudbisa aqalka ay xubinta ka tahay, lagana oggolaado. 'aaneed 0o joogto ah. Ka-maqnaansho labo kalfadhi 00 caadi ah, iskuna xiga ayada 00 aanay jirin sabab maangal ah. Haddii ay xubintu aqbasho xil Dawladeed aan wasiir ka ahayn Haddii la hakiyo xuquuqdüisa muwaaddinnimo, sida ku cad Sharciga.'
May be an image of 3 people and dais