Shil baabuur ayaa ka dhacay iskoyska qudhac-dheer kadib markii gaadhi nooca waaraadku uu noday bilaa bireeg kadibna uu galay meherado ganacsi .
Laba qof ayaa ku dhaawacmay , mana jirto dhimasho , halka meherado badan ku bur bureen. bilo ka hore shil noocana oo sababay ayaa halkan ka dhacay.