Dileyta Mohamed Dileyta ayaa loo doortay afhayeenka baarlamaanka Jabbuuti.
Siyaasigan ayaa hore dalkaasi uga soo noqday raysal-wasaare, wuxuuna kasoo jeedaa qowmiyadda Canfarta.
May be an image of 2 people and people standing