Cabdikariin xuseen guuleed oo beeniyay inuu xidhiidh la sameeyay Koox ku maxaafsata Magaca Irir samaale oo somaliland jooga.

Abdikarim Hussein Guled 

Beenin
Ergayga gaarka ah ee Arimaha Somaliland waxuu si rasmi ah u beeninayaa in uusan jirin marnaba wax xiriir iyo wadal ah oo dhexmaray isaga iyo ninka la yiraahdo Hooley.
Haddaba Ergaygu waxuu caddeynayaa in warka ninkaasu sheegay yahay mid been abuur ah oo aan sal iyo raad laheyn.
May be an image of 2 people
Mahadsanidiin