Beesha Caalamka ayaa Qaadacday Mudo Kordhinta Golaha Guurtidu u Sameeyeen Muuse Biixi oo labo Sano ah iyo Iyaga oo Shan Sano Korodhsaday.
Caalamka oo Somaliland Ka Taagera Dhaqalaha Arimaha Doorashooyinka iyo Kaabayaasha Dhaqalaha ayaa Xukuumadda ugu Baaqay inay Doorashada ku Qabato Mudadii Koomishanka Doorashooyinku soo Gubiyeen oo ahayd Sagaal Bilood.