Labada dal ee Somaliland iyo Israel waxa ay iska kaashanyaan sidii ay u sugi lahaayeen amaanka biyo mareenka Baabul Mandab.

Hawl fiican ayaa socota yaan wakhti la iskaga luminin ka hadalka Somaliland iyo Israel.

Amnigu waa suganyahay bad iyo bariba.