Writen by Qaran News |

Borama,(Qaran news) Roob laxaadleh ayaa xoogayar ka hor ka curtay gobolka Awdal, roob laxaadleh ayaa caawa ka da’aaya magaalada Borama iyo nawaaxigeeda roobkani oo wata onkod iyo hilaac badan ayaa ay dadku ku diirsadeen waxana goobaha uu roobku caawa helay ku sugnaa dadkii ka soo hayaamay gobolada bariga waxana sidoo kale deegaanka ka jirtay abaar bilow ahayd.

Qaran news