Burco:Daawashadii Ciyaartii Faynalka Koobka Adduunka+Sawirro by Qaran News | Dec 19, 2022 Burco: Dadwayne tiro badan ayaa Caawa Magaalada Burco iskugu soo baxay daawashada Ciyaarta Finalka ah ee Koobka Adduunka ee dhexmaray Xulalka France & Argentina. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 220