Mashruuca SDF Waxa Caasimada Hargeisa la siiyay 40% Halka Burco oo ah caasimada labaad ee Dalkana la siiyay 5%
Xusuusin Burco waa magaalada ugu wax soo saarka badan Dalka Waxaana ku tiirsan JPLG ga Dalka waxaana ku taala saylada xoolaha ee Dalka ugu wayn hadana waa magaalada kaliya ee lagu soo celiyo dhaqaalaha ugu yar.
Somaliland Lawada Leeyahay.
May be an image of text that says 'sdf fund somaliland development Name of the Region Awdal Allocated Funds SDF Phase 2as % Sanag 12% Maroodijeh 18% Sool 40% Sahil 9% Togdher 16% 5%'