Writen by Qaran News |

Sadexdan Madaxwayne miyuu jiraa mid ka qabtay waraaqihii rasmiga ahaa ee magacaabista Safiirka mise kuwii uu Farmaajo ka qabtay ayuun bay ku aqoonsadeen Mr Yamamato. Somaliland maaha inay ka xishooto in safiirku rasmi ahaan yahay Safiirka Maraykanka ee Somalia ilaa inta ay aqoonsi ka helayso dalka Maraykanka ee safiir gaar ah u soo magacaabanayo. Ceeb maaha in lagu sheego xilkiisa rasmiga ah ee aan la odhan SAFIIRKA U QAABILSAN MARAYKANKA SOMALILAND IYO SOMALIA iyadoo aynu ognahay in Madaxwayne Farmaajo isagu keligii ka qabtay waraaqaha rasmiga ah ee lagu soo magacaabay safiirka.

 

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing, suit and text