Sawirada gudoomiyaha ururka HALGAN. Muj. Cali  Maxamed Yuusuf, Cali gurey ayaa ka dul sudhan badiba halbawlayaasha bariga Hargeisa ee caasimadda Somaliland, xaga dadka deegaanku ay uga dhaarteen in sawirada Gaboose la sudho xagaa uu Cali Guray ku soo bandhigay sumada ururkiisa iyo sawirkiisa.

Gaboose oo a abtirsiin ahaan ka soo jeeda bariga Hargeysa ayaa awood u  waayay in uu ururkiisa ku soo daah furo ama uu sawiradiisa soo sudho, xaga Muj.  Ali Guray loo riyaaqay