Waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xaaji Xasan Jaamac Ducaale

Writen by Qaran News |

Dhamaan Asxaabta Qarannews waxaan tacsi u dirayaan qoyska, ehelka iyo qaraabaduu ka baxay Marxuum Xaaji Xasan Jaamac Ducaale oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargeysa. Marxuumka oo xorriyadii ka hore kuu biiray Ciidamada Boqortooyada Ingriisku wuxuu soo bartay Isgaadhsiinta (Signals Corps), wuxuuna ka dib ku wareegay dawladii Somaliland u dhalatay 26 Juun 1960 oo uga shaqayn… Read more »

194 views

Tacsi ku socota qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan dadkii uu ka baxay Chief Caaqil Saahid Xaaji Aadan Aw Cilmi Qabile

Writen by Qaran News |

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa , Boqorada Ugaasyad Saladiinta Cuqaasha Iyo Bah-weynta Madax-dhaqameedka Somaliland, ehelkii, qaraabadii, asxaabtii & dhamaan Shacab weynaha Reer Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Marxuum Chief Caaqil Saahid Xaaji Aadan Aw Cilmi Qabile oo ku… Read more »

230 views

Gudoomiye Cirro oo tacsi u diraya ciidanka booliska geerida ku timid taliyhii hore ee ciidanka boolisa

Writen by Qaran News |

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro 25/03/2015 Guddoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Muraacadka ah Ee WADDANI Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro,wuxu tacsi u dirayaa, Dhammaanba Ciidamada kala Duwan JSL.,Khaasatana ciidanka Booliska Somalilanmd Iyo Weliba Hoggaanka Kala Duwan ee dhaqanka Somaliland , kuwaas oo uu ka tacsiyadaynaayo geerida ku timid… Read more »

223 views

Boga tacsida ee xildhibaan Dhugad halkani ka akhriso

Writen by Qaran News |

TACSI     Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Hoggaanka Xisbiga WADDANI, Xoghayeyaasha Xisbiga, xubnaha Golaha  Fulinta ee Xisbiga WADDANI iyo dhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodeyMarxuum Xildhibaan. Cabdillaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) oo ku geeriyoodey laguna aasayo Hargeysa. Marxuumku… Read more »

387 views

Tacsin ku socta qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Muxumed Cismaan Diiriya ( Dhan-Cadde )

Writen by Qaran News |

Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waeaabiyo Marxuum Muxumed Cismaan Diiriya ( Dhan-Cadde ) oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Addis Ababa, Galabtana 30/01/2015 lagu Aasay Hargeysa. Waxanu Tacsidan u Dirayna Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Ururka Bacadlaha Waaheen oo Marxuumku ahaa Gudoomiyaha Ururka. Marxuumka oo Ka Mid Ahaa Aasaasataasha Suuqa… Read more »

194 views

Tacsi ku socota Axmed Cawad Ismaciil

Writen by Qaran News |

Aniga oo ah Sir Maxamuud Cumar Cabdi (Cumaryare)kuna hadlaaya magaca qoyskayga iyo dhamaan ilma Cumaryare Waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa. Mudane Axmed Cawad Ismaciil oo hooyadii ay ku geeriyootay magaalada Burco ee gobolka Togdheer, waxa aan marxuumada ilahay uga baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga… Read more »

224 views

Tacsi ku socota qoyskii uu ka baxay marxuum Ciise Cismaan Food

Writen by Qaran News |

Dhamaan shaqaalaha iyo maamulka guud ee shabakada Qarannews, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,qaraabadii asaxaabtii iyo dhamaan ehelkii iyo intii taqaanay marxuum  Ciise Cismaan.Food.waxana aanu tacsi gaar ah u diraynaa ilma Ciise Cismaan Food, gaar ahaan walaashayo Saado Ciise Cismaan Food oo degan magaalada Sheffeild ee dalka Ingriiska. Waxana aanu marxuumka ilahay uga… Read more »

220 views

Jaaliyada reer Bristol UK- Oo Tacsi Udiraaya Qoyskii iyo qaraabadii Iyo Asxaabtii uu Ka Baxay Kuluc

Writen by Qaran News |

Tacsi tiiranyo leh Bristol. Waxaan halkan tacsi uga dirayna dhamaan shacabka Somaaliyeed gaar ahaan sacabka reer Somaliland iyo eheladi iyo qaraabadi. Hadanu nahay Sacabka reer S/Land ee ku dhaqan magaalada Bristol iyo nawaaxigeda geerida naxdinta leh ee ku timi fanaanki waynaa ee caanka ahaa Maxamed Axmed Kuluc oo kamid ahaa tiirarka uu ku tagna fanka… Read more »

217 views

Tacsi Ku Socota Mahdi Jaamac Rooble

Writen by Qaran News |

Dhamaan shaqaalaha iyo hwal wadeenada shabakada qarannews, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Mahadi Jaamac Roobel anaga oo ka tacsiyadaynayna walaashi oo shalay ku geeriyootay dalka Jabuuti, waxa sidoo kale aanu tacsi u diraynaa dhamaan qoyskii iyo caruurtii ay marxuumadu ka baxday. Ilahayna waxa aanu uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo. Aaamiin… Read more »

202 views

Ciil-tire: Tix Gabaya oo Baroor-diiq U Ah Geerida Maxamed Rashiid M. Faarax

Writen by Qaran News |

Ciil-tire : Tix-gabay ah oo Barroor diiq u ah Geerida Alle ha Naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax.. waxaana tiriyey : Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale). Waxaan Magaceeda u cugtay Ciil-tire, markaadse dhuuxdaan midhaha ku jira iyo hab-dhaceeda suugaaneed idinka laftiinu waad ila wadaagi kartaan u magac bixinteeda. Waxay soo baxday 29/12/2014…. anigoo si hal-haleel ah u… Read more »

341 views