Xisbiga UCID- Oo Diraaya Tacsi Tiiraanyo Leh

Writen by Qaran News |

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة Ref: SAM UCID 153 29 12 2014 لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ… Read more »

222 views

Tacsi ku socota ehelkii,qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Rashiid Axmed Jaamac

Writen by Qaran News |

Aniga oo ah Ibrahim Duale Sulaiman(Talaabo), Xaaskayga Sihaam Ibrahim Hereri iyo dhammaan caruurtayada waxa aan halkan Tacsi u marinayaa Geerida Ku timi Marxuum Rashiid Axmed Jaamac oo ku geeriyooday dalka Belgium, waxa aan si gaar ah oga tacsiyadeenaynaa, Xaaskiisii Raaqiya Cawl Cilmi, caruurtiisii, dhamaan reer Axmed Jaamac iyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuumku…. Read more »

190 views

Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Abdi Mohamed Farah (Abdi-Caalim).

Writen by Qaran News |

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Abdi Mohamed Farah (Abdi-Caalim). Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Abdi Mohamed Farah Oo ku geeriyooday Cariga… Read more »

228 views

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Sabaax Xasan Aadan oo ku geeriyootay magalada Helsinki ee dalka Finland

Writen by Qaran News |

Tacsi Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Aniga oo ah Ibrahim Duale Sulaiman(Talaabo), Xaaskayga Siham Ibrahim Hereri Iyo dhammaan carrurtayada, Waxa aan halkan Tacis U marinayaa Geerida Ku timi Marxuumad Sabaax Xasan aadan oo ku geeriyootay magalada Helsinki ee dalka Finland bisha 12/12/14, Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo Denbigeedana ha dhaafo. Waxa aan si… Read more »

343 views

Tacsi Ku Socota Eheladii Qaraabadii, Asxaabtii Uu Ka Baxay Xildhibaan Yassin Ali Warsame

Writen by Qaran News |

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN – Inaa lilaahi wa inailaahi raajucuun waxa xalay 10/10/2014 ku geeriyooday magaalada Caasimada Somaliland Ee Hargaisa Xildhibaan Yassin Ali Warsame, Waxan Marxuunka uga baryayaa ilaah janadiisa fardawsa in uu ka waraabiyo, wixii denbi uu lahaana ka dhaafo,, samir iyo iimaana uu ka siiyo, qoyskiisii, eheladdiisii, qaraabadiisii, asxaabtiisii, iyo dhamaan… Read more »

577 views

Guddiga Kominshanka Qaranka Somaliland Ee Ilaa Hada Sii Shaqaynaya Ha Is Casilo Hadii Kale

Writen by Qaran News |

Guddiga Kominshanka Qaranka Somaliland Ee Ilaa Hada Sii Shaqaynaya Ha Is Casilo Hadii Kale Waxay Bulshada U Horseedii Donaan Dagaalo Sokeeyye?? Qalinkii: Abdi-Hani Ali Aaden Akhtiste marka hore waan idin salaamay waxaanan idinku salaamay salaanta islaamka ASLAMU CALAYKUM WARAX MATULLAAHI WABARAKAAT. Waxa Dalka qabsoomey Doorashooyin kale duwan sida Doorashadii Madaxtooyada,tii Degaanka oo hada ahayd tii… Read more »

996 views

Nicolas kay oo xukuumada siilaanyo ka adkaaday kadib markuu khaatumo ku shiday!!,

Writen by Qaran News |

Nicolas kay oo xukuumada siilaanyo ka adkaaday kadib markuu khaatumo ku shiday!!, somalidu waxay tidhaah daa ama afeef hore lahow ma adkaysi danbe! rag hadaad is qabtaan waxa fiican inaad marka hore is weydiiso qof kan colaadiisa maxaad ku khasaaraysaa ee dhib kuugu jirta waa inaad dhina kasta ka eegtaa mustaqbalka dhow iyo ka dheerba… Read more »

3,665 views

Dhagax dhigtaye goormaad dhisi Madaxweyne?

Writen by Qaran News |

DHAGAX DHIGTAYE GOORMAAD DHISI MADAXWEYNE? Maqaal(Article)  kasta oo aan qoraa waxa uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa.”    Shakhsi kasta iyo qof kasta oo isku sharaxa xil dawladeed kasoo bilaw Madaxweyne ilaa xildhibaan… Read more »

1,057 views

Xukumada siilanyo ka hor Umadu waxay odhan jireen,H/Jeclo: ilaahow yaa ladagaan noqda,oo ladagaal gala/Manta se???Calamad ba Na dulsaran?

Writen by Qaran News |

Xukumada siilanyo ka hor Umadu waxay odhan jireen,H/Jeclo: ilaahow yaa ladagaan noqda,oo ladagaal gala/Manta se???Calamad ba Na dulsaran? Taladu waa mar aad garan wayda iyo mar aad gaadhi wayda.shirbaa lagu qabtay Garadag shirka waxaa horkacayay,Madaxweynaha manta Talad haya Siilanyo.oo markaas ahaa gudomiyahii xisbiga kulmiye,musharaxa xisbigana ahaaa.Tageerada shirkana waxaa lahaa dhamaan xisbiga kulmiye.ama H/jeclo ha ahaado… Read more »

1,886 views

Wasiirka arimaha dibada Somaliland oo is casilay cay iyo aflagaado dhex martay isga iyo Siilaanyo, Kaalinta Morgan iyo wasiir Waji Xun

Writen by Qaran News |

Hargysa,(Qaran news)- Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland Maxamed Yoonis Biix ayaa warar rasmi ah oo ay shabakada qarannews ka heshay ilo ku dhow dhow madaxtooyadu u xaqiijiyeen in shalay cadho iyo dagaal afka ah oo ay is waydaarsadeen madaxweyne Siilaanyo uu kadinka boobay isga oo wasiirku madaxweynaha hortiisa ugu hanjabay in uu xilka wasiirnimada uu… Read more »

5,722 views