Boqor Sheegay in Balliga Diiriye Guuleed yahay Dhul Habar-Magaado

Writen by Qaran News |

Boqor Sheegay in Balliga Diiriye Guuleed yahay Dhul Habar-Magaado Hargeisa-(Qaran-news)-Boqor Axmed Maxamed Xasan (Bad-madow)  ayaa ka digay inay colaad dawladdu qayb ka tahay ka qaraxdo deegaanka Diiriye Guuleed ee Gobolka Togdheer, halkaasoo xiisad laba beelood ka taagnayd muddooyinkan dambe.Xiisaddan oo dawladdu go’aamo la saluugay ka soo saartay, ayaa wax shalay iyo maantaba ka dhacay iska… Read more »

2,227 views

Masuul lagu hungoobay Maareeyaha Kaydka Shidaalka Berbera

Writen by Qaran News |

Masuul lagu hungoobay Maareeyaha Kaydka Shidaalka Berbera   Sideedaba eed ma laha Madaxweyne Silaanyo oo doorasho kamuu gelin Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera  , sifo kasta oo uu ku yimi waxay dhaawacaysaa Qaranka , lakiin waxaa muhiim ah,in  qofka masuul qaran loo igmanayo ama markuu cid magacaabayo uu talo urursado, xusho aqoontiisa iyo sida uu hawlahaasi… Read more »

1,422 views

Balliga Diiriye Guuleed Wax Go’ lagu qaado ka weyn NacNac, Kijaandhe iyo Fadaloow ha ku khaatumo seegina

Writen by Qaran News |

  Balliga Diiriye Guuleed Wax Go’ lagu qaado ka weyn NacNac, Kijaandhe iyo Fadanoow ha ku khaatumo seegina ugu horeyn waxan canbaareynaynaa xadhiga lagula kacay odayaasha dhaqanka ee cabdalla arab ee ku xidhan magaalada Burco,dadku haddii ay dulmi tirsanayaan waxay u baahanyihiin garsoor caddaalad ku dhisan Laakiin in xadhig iyo cabudhin loo adeegsadaa waa dictaternimo… Read more »

1,298 views

Xukumada Kulmiye waxay inyar u jirtaa inay bedesho Ayadii Ilaahay (SWT) yidhi:Waanu karaamaynay Bani’aadamka oo ay ka dhigaan:waa la karaameeyay Dameeraha dadka intaan la karameyn!!

Writen by Qaran News |

  XUKUMADA KULMIYE WAXAY INYAR U JIRTAA INAY BADASHO AAYADII ILAAHAY (SWT) YIDHI: WAANU KARAAMAYNAY BINI’AADMIGA, OO AY KA DHIGAAN: WAA LA KARAAMEEYAY DAMEERAHA DADKA INTAAN LA KARAAMAYN !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! ASALAAMU CALAYKUM DADWAYNAHA REER SOMALILANDOOW GUDE IYO DIBADBA. U fiirso, hadii qofka caadifadi qaado Abaalkiisu waa af-kala qaaduun. Miyaa is lahaydeen Mujaahidkii Axmed intuu soo baxo ayay… Read more »

1,085 views

Cidina Cid Xoog Kuma Haysan Karto, Ee Umada Cadaalad Baa Deeqda

Writen by Qaran News |

Cidina Cid Xoog Kuma Haysan Karto, Ee Umada Cadaalad Baa Deeqda.   Dhacda kastaa faladeed iyo falan-qaynteed leh .maalmahan danbe waxa inagu cusub dadkuna ay aad u hadal hayaan  in uu goostay Xaabsade oo ahaa lataliyaha madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland,sido kalena cali khaliif loodoortay madaxwaynaha khaatumo state  iyaga oo labaduba ay ka soo jeedan gobolka sool… Read more »

1,126 views

Ogeysiis:Xisbiga WADDANI ee Minnesota USA

Writen by Qaran News |

Ogaysiis:Waxa la ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha iyoTaageerayaasha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ( Somaliland National Party) ee ku dhaqan Gobolka Minnesota USA iyo Gobolada jaarka la ah, in la qaban doono shir wayne aad u balaadhan oo lagu dar dar gelinayo hawlaha muhiimka ah ee horyaala xisbiga gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha, qaabilaada taageerayaal xoog leh oo… Read more »

906 views

Xildhibaan ka tirsan Golaha Barlamaanka Somaliland oo Baaq iyo Fariin dabdemisa warbaahinta u mariyey Beelaha Shaqaaqadu ku dhexmartay Baliga Diiriye Guuleed

Writen by Qaran News |

BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM WASALI WASALIM WA BAARIK CALAA MUXAMADIL AMIIN, WA AALIHII WA SAXBIHII . Islaamka waxa astaamahooda ka mid ah in uu xor yahey xoriyadaas oo ku xadaysan tilmaamaha RABBI & Sunaha Rasuulka SCW,  ma jirto RABBI mooyee cid Adoon loo noqdaa,  xigmada balaadhan & Mucjisooyinka ALLEH SWTC ku cadeeyay Qur’aanka maaha kuwo dheel… Read more »

1,203 views

Suldaan Maxamed S.Cabdiqaadir oo ka hadlay shaqaadada ka dhex oogan Beelaha Axmed Faarax (Habar-jeclo) iyo Cabdalla Arab,Dhaliilo waaweyna u jeediyey xukumada iyo Ergadii wasiirada ahayd!.

Writen by Qaran News |

Suldaan Maxamed S.Cabdiqaadir oo ka hadlay shaqaadada ka dhex oogan Beelaha Axmed Faarax (Habar-jeclo) iyo Cabdalla Arab,Dhaliilo waaweyna u  jeediyey xukumada iyo Ergadii wasiirada ahayd!.   Hargeisa-(Qaran-news)-Suldaan Maxamed S.Cabdiqaadir oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa si mug weyn uga hadlay shaqaaqaada iyo muranka-dhul ee ka dhex oogan Beelaha… Read more »

1,640 views