Boga Tacsida ee maayarkii magaalada Berbera xaga ka akhriso.

Writen by Qaran News |

Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada qarannews, waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuun Siciid Daa’uud Cili oo ahaa Maayarkii magaalada Berbera oo maanta shil baabuur ku geeriyooday, waxa aanu tacsidani u gudbinaynaa dhamaan shicibweyanaha reer Berbera gaar ahaan golaha deegaanka ee magaalda Berbera, waxa aanu marxuunka Ilahay… Read more »

3,090 views