Daawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014

Writen by Qaran News |

Daawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014 Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo ugu horeynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka dhigaysey oo uu Fanaanka Maxamed… Read more »

2,348 views

Talo Bixin:Dalka yaan lakala sheegan,Cadawgana meel halooga soo wadda jeesto.Haddii Taa la waayo Tolka H/jeclo Arab Tooda haw yeesho.

Writen by Qaran News |

Talo Bixin:Dalka yaan lakala sheegan,Cadawgana meel halooga soo wadda jeesto.Haddii Taa lawaayo Tolka,H/jeclo,Arab Tooda haw yeesho. Cadawgii Xasuuqa inoo geeystay,waynu ka adkaanay waxaase hubaal aha in uu sugayo jabkeena.si uu u hello fursadii Guusha kama danbaysta ahayd.Somaliland waxaay isu diyaarisay dawladnimo aay ku hanato Guushii kama danbaysta ahayd. Ragii dhufayska ku wada jiray shalayto.maanta in… Read more »

1,330 views

Marka la eego xidhiidhka dhibaatooyinka wadanka ka dhacaya waxaa qof kasta oo caqli caafimaad qaba leh u cad in ujeedada ka dambaysa kelitalisnimada

Writen by Qaran News |

Maqaalkaygan wuxuu taabanaya dhowr arimood,waxaa la yidhi (nin ka mid ah col duulaya ayaa abaanduulihii ciidanka weydiiyay meesha loo socdo, Abaanduulihii intuu yaabay ayuu ugu jawaabay meesha loo socdo nin ragi waa ogyahay doqonna loo sheegimaayo) !!, marka la eego xidhiidhka dhibaatooyinka wadanka ka dhacaya waxaa qof kasta oo caqli caafimaad qaba leh u cad… Read more »

1,059 views

Mudane M/weyne Lugtii Jeeniga Dhaaftaa Way Jabtaa ee Ka Fiirso Baliga Diiriye Guuleed

Writen by Qaran News |

Bismilaahi Raxmaani Raxiim Waxa aynu la wada soconaa in meelo badan oo dalkaa mushkiladdo soo noqnoqdaa ay had Iyo jeer ka dhacaan dalka intii ay xukumadda Axmed Siilaanyo taladda dalka haysay Waxaanay mushkiladahaasi u badan yihiin amma ku saabsanyihiin murano xaga deegaanka Iyadda oo aynu ognahay wixii ka dhacay kalshaale oo runtii la odhan karo… Read more »

1,205 views

Suldaanka Guud ee Beesha Arab oo Fariin adag u diray Madaxweyne Siilanyo,si faahfaahsana uga dalay khilaafka ka Ogan Balliga Diiriye Guuleed

Writen by Qaran News |

Suldaanka Guud ee Beesha Arab oo Fariin adag u diray Madaxweyne Siilanyo,si faahfaahsana uga dalay khilaafka ka Ogan Balliga Diiriye Guuleed Hargeisa-(Qaran-news)-Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa si adag uga hadlay xaalada haatan ka taagan deegaanka Baliga Diiriye Guuleed ee waqooyiga Burco oo shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac ay… Read more »

1,901 views

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo xilal cusub magacaabay

Writen by Qaran News |

JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                                                  REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة     Ref/UCID/32 /2014                                                                                                                       Date /16/08/2014   Ujeedo: Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo             Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta oo ay Taarikhdu Tahay 16/08/2014  Loo… Read more »

1,234 views

Sool Iyo Cali Khaliif Galaydh Ma Xalbaynu U Haynee Mise Xeelad

Writen by Qaran News |

Sool Iyo Cali Khaliif Galaydh Ma Xalbaynu U Haynee Mise Xeelad Q/Xuseen Xasan Xuseen Shirkii lagu yagleelay Somaliland 1991 waxa uu ahaa fursaddii ugu waynayd ee dadka iyo dalku isku haysan lahaa ee soomarta, waxa shirkaa kasoo wada qaybgalay dhamaan inta ku abtirsata Dalkan, waxa ka mid ahaa xubnaha soo xaadiray Shirkaas inta maanta Somaliland… Read more »

1,881 views

Anigu u malayn mayo Ragga Madaxtooyada isku urursadey inay doorkan Maanta Somaliland daacad ka yihiin

Writen by Qaran News |

Anigu u malayn mayo Ragga Madaxtooyada isku urursadey inay doorkan Maanta Somaliland daacad ka yihiin Hargeisa-(Qaran-news)- Musharaxa Madaxaweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa tilmaamay in Xukuumadda dalka ka talisa aanay daacad u ahayn dalka iyo dadkaba, waxaanu wax lala yaabo ku tilmaamay in Qaramada Midoobay in rajadii hore  uga qabtay Somaliland… Read more »

1,004 views

Muxuu Daaran Yahay Kulanka Marwada Siilaanyo Bari oo AXAD ah La Leedahay Kooxda Dhalinyarada ah Xarunta Madaxtooyada.

Writen by Qaran News |

Xogo ay bixiyeen qaar ka tirsan koox dhalinyaro ah oo ay marwada madaxweyne siilaanyo bari oo AXAD ah kula balansan tahay xarunta madaxtooyada Somaliland,ayaa sheegaya in ujeedada kooxdaasi oo ay marwada isku jifo yihiin ay kala hadlayso olole balaadhan oo ay doonayso inay ka fuliso qaybo ka mid ah gobolada togdheer,saaxil iyo maroodi jeex,ololahaasi oo… Read more »

1,663 views