Mucaaradka Jabuuti oo aad u xiisaynaya in Saldhigyo laga siiyo Saylac,Boorama iyo Hargeysa

Writen by Qaran News |

MUCAARIDKA DJIBOUTI OO AAD U XIISAYNAYA IN SALDHIGYO LAGA SIIYO SAYLAC, BOORAMA IYO HARGEYSA   Madaxda Mucaaridka Djibouti oo qado sharaf u sameeyay Mudane Yusuf Budle iyo isaga oo sheegay in ay ka shaqaynayaan siddii looga maarmi lahaa xisbiyada S/land ee laga maamulo Djibouti.   Madaxda ugu saraysa mucaaridka Djibouti oo ka kooban madaxda midowga… Read more »

1,699 views

Waxaynu Arki Jirnay Madaxweyne Beeshiisa Culayska Saara Marka Dhibi Dhacdo, Laakiin Madaxweyne Beeshiisa Oo Dulmi Wada Horboodaya Oo Ciidankii Qarankana Isticmaalaya Siilaanyo Ka Horow Maynu Arag:

Writen by Qaran News |

Waxaynu Arki Jirnay Madaxweyne Beeshiisa Culayska Saara Marka Dhibi Dhacdo, Laakiin Madaxweyne Beeshiisa Oo Dulmi Wada Horboodaya Oo Ciidankii Qarankana Isticmaalaya Siilaanyo Ka Horow Maynu Arag: Waxaan halkan baaq uga soo jeedinayaa dadka walaalaha ah reer Togdheer ee xurguftu ku dhexmartay Baliga Diiriye Guuleed, waxaan leeyahay dadkaa walaalaha ah nabadgalyada illaashada aqligu ha shaqeeyo, colaad… Read more »

1,130 views

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan waxaan ugu mahadnaqayaa inuu Golihii Odayaasha ka dhigay Gole Wasiiro Labaada oo Xukumada Siilaanyo ka tirsan!!

Writen by Qaran News |

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan waxaan ugu mahadnaqayaa inuu Golihii Odayaasha ka dhigay Gole Wasiiro Labaada oo Xukumada Siilaanyo ka tirsan!! GUURTIDA GARNIQIS-XUMO AYAYNU MAALIN DHAWAYD KU BARANAYE, MAANTANA MA WAXAY NOQOTAY GARABKA SIILAANYO EE KULMIYE! SALEEBAAN GAALNA WAXAAN UGU MAHADNAQAYAA……………. Assalamu calaykum dadwaynaha sharafta lehoow Gude iyo Dibadba Waxa lagu jira xiligii laga guurayay… Read more »

843 views

Wasaaradii Madaxtooyada oo fashilantay!

Writen by Qaran News |

Wasaaradii Madaxtooyada oo fashilantay! Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan reer Somaliland debed iyo gudebe aniga oo ku salaamaya salanta Islaamka ee ASALAMU CALAYKUM. Waxaan salaanta mid la mid ah u dirayaa dhamaan Bahwaynta iyo masuuliyiinta Xisbiga waddani ee debed iyo gudeba.   Wasaarada madaxtooyadu waa muraayada dalka laga daawado iyo halbawlaha  uu dalku ka dhaqaaqo ama… Read more »

1,286 views

Beelaha Habar-magaado ee Gobolka Togdheer maxay Gacmaha uga laabteen Duulaanka Habar-xabuushta xukuumadeysan

Writen by Qaran News |

Beelaha Habar-magaado ee Gobolka Togdheer maxay Gacmaha uga laabteen Duulaanka Habar-xabuushta xukuumadeysan Waxan aad iyo aad u cambaareyneynaa duulaanka qaawan ee ay xukuumadu kula kacdey beesha cabdalla Arab,waligeed Somaliland kamey dhicin xaaladan oo kale,haddii laba beelood xurgufi dhex marto waxa dhaqan inoo ahaan jirtey in loo diro Guurtida iyo hogaanada dhaqanka,balse ciidan qaran oo si… Read more »

1,068 views

Fadeexada Cukuse iyo Xidigaha Geeska

Writen by Qaran News |

fadeexada cukuse iyo xidiga geeska Marka hore waxaan leeyahay dhamaan bulshada muslimiinta ah guud ahaan gaar ahaan somaliland salaamucaykum. Intaa ka dib waxaan jeclaystay in aan halkan idiinku soo gudbiyo fadeexad aan inta badan bulshada s/land aanay ogayn oo dul xoganaysa ninka ah wasiirka warfaafinta, taas oo ka dhalatay  ka dib markii danbi uu lahaa… Read more »

1,737 views

Musuq-maasuqa hadheeyay waaxda Garsoorka..Q.12aad

Writen by Qaran News |

Akhristayaal waan idin salaamayaa,waxa isugu keen danbaysay qormadii 11aad ee taxanahan,bishi barakaysan ee ramadaan awgeed ayaan u hakiyay qormadan maanta,sidaa darteed waan idinka raali gelinayaa. Hadaynu dib u celino xasuusteena waxa aynu ognahay marka dal doonayo inuu ka mid noqdo wadamada ka jira aduunka oo uu raadinayo aqoonsi talaabada ugu horaysa ee uu dhaqan geliyaa… Read more »

705 views

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Caruuska Cabdirahmaan Adan Ali iyo Caruusada Madiina Siciid Biix.

Writen by Qaran News |

Dhamaan Waxay Dadkan Hoose Ku Qoran Halkan Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin ah Udirayaan Meherka Wacan ee Cabdirahmaan Adan Ali iyo Marwo Madiina Siciid Biixi Oo Saaka 15-08-14 MeherKoodu Jimcahan Barakaysan Ka Dhacay Hotel Ambastoor Ee Magaalada Hargaysa. Eng Cabdi Ahmed Arab iyo Xaaskiisa Ashwaaq Maxamed Reer Ahmed Abdi Asha Hassan Abdi Saynab Hassan Abdi Jama… Read more »

897 views

Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta Cabdale Arab Oo Xukuumadda iyo Maayirka Burco Ku Eedeeyay Dagaal Saaka Ka Dhacay Waqooyiga Burco Oo Khasaare Ka Dhashay.

Writen by Qaran News |

Burco-(Qarannews)-Cuqaasha ,Waxgaradka ,Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanadda Beesha Cabdale Arab ee gobolka Togdheer ayaa si weyn u cambaareeyay weerar ay qireen in Xukuumadu ku qaaday Baliga Diiriye Guuleed ee Waqooyiga Burco ,halkaasi oo dagaal ka dhacay maanta. Cuqaashan iyo Siyaasiyiintan oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay gudaha Burco ayaa Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyay iska hor’imaadka Tuuladaasi ka… Read more »

1,567 views