Wasiir Xirsi Xaaji Cali Xasan Xukuumadda Siilaanyo Ma Ku Waxyeelaa Mise Wax Tar? Qaybtii 1’aad

Writen by Qaran News |

Waxan halkan salaamta islaamka usoo marinayaa dhamaan umada Somaliland, salaan dabadeed ilaa maalintii lagu dhawaaqay xukuumada Silaanyo waxaa isa soo tarayey cabashooyinka iyo tabashooyinka ay umada reer Somaliland kasoo gudbinayso Wasiir Xirsi Xaaji Cali Xasan oo ahaa nin dhalinyaro ah oo uu siiyey fursad dahabi ah Madaxweyne Siilaanyo. Runtii madaxweynaha oo ah nin in badan… Read more »

2,247 views

Iska hor imaad saaka subaxdii hore ka dhacay Tuuladda Baliga Diiriye Guuleed

Writen by Qaran News |

Burco(Qarannews)-Sida ay xaqiijiyeen dad goob-joogayaal ahi ,ayaa sheegay in saaka aroortii hore ay dad gadoodsan iyo ciidamo ka tirsan booliska iyo malatariga Somaliland ay isku dhaceen kadib markii ay isku dayeen in ay baabiiyaan oo cagta mariyaan dhismayaal iyo baraago ku yaala waqooyiga Burco gaar ahaan goobta loo yaqaano Tuuladda Baliga Diiriye Guuleed halkaasi oo… Read more »

2,504 views

Wasiirka Dalka Denmark U Qaabilsan Horumarinta Oo Madaxwayne Siilaanyo Kala Hadlay Wargeys-Yadda Xidhan, Kana Dalbaday In Xoriyadoodii Loo Soo Celiyo

Writen by Qaran News |

Hargeysa,(Qaran news) – Wasiirka dalka Denmark u qaabilsan arrimaha horumarinta iyo baayac-mushtarka Mogens Jensen oo maalintii Salaasadii soo gaadhay Magaaladda Hargeysa ayaa Madaxwayne Siilaanyo kala hadlay in wargeysyada xidhan ee Haatuf, The Somaliland Times iyo Hubaal xoriyadoodii loo soo celiyo. Wasiirkan oo ka masuul ah macaawinada ay dawladiisu siiso wadamada soo koraya, ayaa kulan shalay… Read more »

2,695 views

In La Dhiso Dowlad Wadaag Ah Waa Xal Lagu Badbaadinaayo Somaliland

Writen by Qaran News |

Ucid+Wadani+Madasha wada tashiga iyo toosinta qarranka> Kulmiye. Somaliland waa shan farood, shantaa farood Kulmiye waxa uu kaga beegan yahay farta ugu yar. Arin farxad leh weeye maanta hadii saddexdii xisbi qaran lab aka mid ah oo ay weheliyaan siyaasiyiinta madasha wada tashiga iyo toosinta qarranku u guntadeen sidii ay u badbaadin lahaayeen qarranka booraanta lagu… Read more »

1,419 views

Khilaaf weyn ayaa ka dhex dhacay wasiiro xukuumadda Silaanyo ka wada tirsan

Writen by Qaran News |

Khilaaf weyn aya dorba ka dhex dhacay wasiiro xukuumadda silaanyo, iyaadoo afhayeenka madaxtooyaddu shalay warbahiinta ku faanayay inuu kulmiye balaadhanyahay mucaaridkuna ay caato yihiin waxa soo baxay inuu kulmiye dilaacay dorba oo xita xildhibaanadooddi golaha barlamaanka ay isku dhex feedhan !!,Laba wasiir oo ku dhow Madaxwayne Silaanyo oo kala ah wasirka duulista iyo wasiirka macdanta… Read more »

4,078 views

Kulan Lagaga Arrinsanayo Xaaladda Dalka Iyo Shirwayne Ay Iskugu Imanayaan Beelaha Habar- Magaaddo Oo Maanta Ku Qabsoomay Hargeysa

Writen by Qaran News |

Hargeysa,(Qaran news) – Kulan balaadhan oo ka mid ah shir-doceedyada ay beelaha Habar-Magaaddo kaga tashanayaan xaaladda dalku ku sugan yahay iyo shirwayne guud oo ay beelahaasi Magaaddo dalka gudihiisa ku qabsan doonaan oo baryahanba ay hadal-hayntiisu ku badnayd warbaahinta iyo goobaha bulshadu iskugu timaadaba ayaa maanta ka qabsoomay magaaladda Hargeysa. Kulankan oo ka dhacay Ambassador… Read more »

2,065 views

Madaxeyne Siilaanyo Iyo Saleebaan Gaal Oo Colaad Dagaal inu ku Dhaco Somalilnad Ku Heshiiyey Si Aan Doorasho U Dhicin

Writen by Qaran News |

Waxa wax lala yaaba Siilaanyo intuu Madaxweynaha ka noqday Somaliland inuu dhiig uun u faraha kula jiro oo uu ka bilaabay markuu xukunka la wareegay Bariga oo ahayd Kalshaale si uu Beeshiisa uu uga hiiliyo beesha Buuhoodle, oo uu cudud Milatari u adeegsaday, taasina ay keentay inay beeshaasi Somaliland kaga baxday oo ayb la baxdayn… Read more »

1,991 views

Marawo Amina Weris oo jiif iyo joog ba diiday markay aragtay in ummadu is bedel doon tahay oon diyaar loo ahayn xukun keeda

Writen by Qaran News |

Dadkii iyo dalkii is heystay ee Daahir Riyaale ku wareejiyey Silaanyo sidii iyo si u dhow toona maaha oo taladii wadanka waxay gacanta uugu gashay koox budhcad ah uu dumar, caruur iyo wasiiro le. Kooxdaa waxa abaan duule u ah Amina Weris oo dawaana ay Wasiirka madaxtooyada isku dhaceen intaannu cimrada tegin. Qoyska Silaanyo shicibka… Read more »

1,754 views

Somaliland: Shirkadda SBI Oo Mashruuc Xaga Biyaha Ah Ka Bilowday Magaalada Burco iyo Dadweynaha Reer Burco Oo Usoo Dhaweeyay .

Writen by Qaran News |

Burco(Qarannews)-Shirkadda Sharaabka ee SBI ayaa mashruuc Biyo balaadhin ah ka bilowday Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer kuwaasi oo ay ka faa’idaysan doonaan dadweyne aad u badan isla markaana ku kici doona dhaqaale aad u badan. Munaasibad balaadhan oo lagu furaayay Mashruucan oo ay soo qabanqaabisay Shirkadani oo ka dhacday Hoteelka Ramad ee Magaalada Burco… Read more »

1,326 views

Hadhimo weyn iyo kulan balaadhan oo Hal-doorka Beesha Subeer-Awal iyo Garxajis goroda is-gelin doonaan Goor dhaw +Qodobada layskula lafaguri doono iyo natiijada lagu wado inay fadhiga ka soo baxdo

Writen by Qaran News |

Hadhimo weyn iyo kulan balaadhan oo Hal-doorka Beesha Subeer-Awal iyo Garxajis goroda is-gelin doonaan Goor dhaw +Qodobada layskula lafaguri doono iyo natiijada lagu wado inay fadhiga ka soo baxdo Hargeisa-(Qaran-news)-Sida ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Qarannews waxaa maanta Hadhimo weyn (Qado) iyo fadhi balaadhan goroda isdari doona Boqol xubnood (Konton iyo Konton) oo ka mid… Read more »

3,289 views