
418 views
418 views
Golaha Guurtida Somaliland oo Go’aan ka gaadhey Doorashooyinka Wakiilada & Barlamaanka+Waqtigay Cayimeen Golaha Guurtida Somaliland ayaa Go’aan ka gaadhay Dalab ama Codsi uu u soo gudbiyey Madaxweyne Muuse Biixi,waxayna isku raaceen in Doorashada Isku sidkan ee Golaha Wakiilada & Guurtida la qabto Mudadii ay isku raaceen Axsaabta Qaranka & Komishanka Doorashooyinka Somaliland… Read more »
587 views
685 views
338 views
Faahfaahin khasaarihii ka dhashay weerarkii General Galaal lagu dilay Waxaa xalay saqdii dhexe la soo afjaray weerarkii lagu qaaday Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho. Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in saacado dheer ay qaadatay soo afjaridda weerarkani islamarkana uu khasaaro ka dhashay. Afhayeenka booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa BBC u sheegay in weerarkaasi ay… Read more »
581 views
510 views
Officials of Somaliland’s Foreign Ministry Affairs have welcomed senior official responsible for Africa economic trade for Russia. The senior Russian delegation was greeted at Egal airport by SL representative to Djibouti, Abdifatah Saed. The delegation which is of a fact finding mission will explore invesment chances and ways to forge closer relations with Somaliland. The… Read more »
157 views
Warka kaadhadhka ee Komishanka: Xogta aan ka helayo Komishanka ee hawlaha soo socda: 1: 10ka February 2021 Ilaa 23 February waxa soconaya“Kaadh beddelkii iyo Goob beddelashadii” Nooca kaadhka la beddelayo: 1. Kaadhkii lumay 2)kaadhadhkii aad u xoqmay ama jajabay ee macluumaadku ka masaxmay. Beddelashada Goobaha: Qofkii doonaya inuu degmada iska bedelo oo degmo kale tago… Read more »
83 views
417 views
China oo markale hanjabaad dagaal u dirtay Taiwan Dowlada China ayaa sheegtay in maamulka Taiwan haduu ku dhawaaqo madax-banaani rasmi ah ay la micno noqon doonto ku dhawaaqid dagaal ka dhan ah China ayna tilaabo ka qaadi doonaan militarigooda. Taiwan oo ah ismaamul gaar ah balse China ay weli u aqoonsan tahay jasiiradaasi qeyb… Read more »
65 views