Waxaa aad looga sheekeeyaa halgankii laga soo maray lakiin lama xuso

Writen by Qaran News |

Waxaa aad looga sheekeeyaa halgankii laga soo maray xornimada, balse welIe, orodadeeniii, somaaliyeed, ee magaca lahaa, lama xuso. Halganka xornimada doonka kaliya ma ahan in ay gumeystayaashii dalka ka tagaan, ee wuxuu ahaa in la yagleelo dowladnimo mug leh oo wax ka badesha nolosha shacab weynaha. Waxaa mug iyo magac inoo keeneya, oo xusid mudan,… Read more »

163 views

Kenya will not take part in the hearings of its maritime dispute

Writen by Qaran News |

NAIROBI, Kenya Kenya will not take part in the hearings of its maritime dispute case with Somalia that start at the International Court of Justice (ICJ) on Monday, local media reported on Sunday. The decision has been taken in protest over the “bias and unwillingness of the court” to accept Kenya’s request to delay the… Read more »

30 views

Gudida uu gudoomiyaha wakiiladu uu u saaray xeerka.

Writen by Qaran News |

GUDIDA UU GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADU U SAARAY XEERKA DOORASHOOYINKA URURADA IYO AXSAABTA SIYAASADA JAMHUURIYADA SOMALILAND XEER LR.14 IYO WAXA AY KA SUGAYAAN DADKA SOMALILAND. Shalay oo ay taariikhdu ahayd 13-March-2021 ayaa waxa uu gudoomiyaha golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland gudi u saaray ka soo talo bixisa wax ka badelka iyo kaabida lagu sameyn doono xeer lr.14… Read more »

28 views

Bulshadda S/land oo Baafinaysa Guddida COVID-19 xilli uu kusii Fidaayo Dalka

Writen by Qaran News |

Bulshadda S/land oo Baafinaysa Guddida COVID-19 xilli uu kusii Fidaayo Dalka   Cudurkii Covid 19 ayaa si ba’an u xulay gobollada Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo ay soo badanayaan tirada dadka uu xanuunku ku dhacay iyo kuwa u dhintayba oo siday sheegtay wasaaradda horumarinta Caafimaadku  maanta oo kaliya fayraskaa laga helay 67 qof. Ilaa hadda ma jirto… Read more »

87 views

Somaliland: President Bihi Receives New UAE Emissary

Writen by Qaran News |

Somaliland: President Bihi Receives New UAE Emissary The President Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, received the letters of accreditation for the new permanent emissary from the United Arab Emirates, Abdulla Al-Naqbi. Somaliland and the United Arab Emirates share ties that stretch back centuries. Trade between the two countries began with livestock and hides exports… Read more »

177 views

Cumaan oo dalkeeda ka xanibtay app-ka ClubHouse

Writen by Qaran News |

Cumaan oo dalkeeda ka xanibtay app-ka ClubHouse Clubhouse Cumaan ayaa Axadda maanta ah xayirtay app-ka codka ah ee Mareykanka laga leeyahay ee ‘Clubhouse’ iyadoo mas’uuliyiintu ay ku sababeeyeen inuusan haysan ogolaansho sax ah. Laakiin qaar ka mid ah u dhaqdhaqaaqayaasha bulshada ayaa tallaabadaasi ku tilmaamay dagaal horleh oo ka dhan ah xorriyadda hadalka ah. Wakaaladda… Read more »

36 views