Xog: Maxaa sabab u ah in Ex.Wasiir Cali Mareexaan uu isu rogo Mucaarad Iyo Sababta Dhaliilaha Maayar Muraad Ka Danbaysa.

Writen by Qaran News |

Xog: Maxaa sabab u ah in Ex.Wasiir Cali Mareexaan uu isu rogo Mucaarad Iyo Sababta Dhaliilaha Maayar Muraad Ka Danbaysa.   Ex Wasiirkii Hawlaha Guud Mudane Cali Xasan (Cali marexaan) oo ahaa wasiiradii  xukuumadda Siilaanyo ayaa dib u noqday mucaarad ka dhan ah dawladda Madaxweyne Biixi oo ay muxaafad iyo isku siyaasad ahayeen .Ex Wasiir… Read more »

560 views

Wiil somalia oo aad u da’yar oo u tartamay Xil Culus Dalka maraykanka oo si dirqiya looga guulaystay 

Writen by Qaran News |

Wiil somalia oo aad u da’yar oo u tartamay Xil Culus Dalka maraykanka oo si dirqiya looga guulaystay   Gabi ahaan dalkan Mareykanka waxaa ka socda doorashooyinka dhexe ee sanadk 2018, Soomaalida Mareykankuna waxay ka mid yihiin dadka u ordaya kuraasta kala gadisan ayaga oo ka tartamaya gobollo kala duwan. Haddaba gobolkani Ohio magaalada Columbus… Read more »

476 views

Khaladaadka Ugu Waaweyn Ee Lugu Dhaco Maalinta Xuska 18 May

Writen by Qaran News |

Khaladaadka Ugu Waaweyn Ee Lugu Dhaco Maalinta Xuska 18 May W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare) 18-may waa maalin u astaysan maalintii qaranimada Somaliland misana waa maalin ku tilmaaman astaan quruxbadan oo hadal haynteedu ka dhigto shacabka mid ay hiyiga la kacaan, misana niyad jab ku aha dadka kunool somaliya oo aan tageersanayn misan guul u… Read more »

136 views

Integrity in Development Projects: African Development Bank debars CHINT Electric for 36 months for fraudulent practices

Writen by Qaran News |

Integrity in Development Projects: African Development Bank debars CHINT Electric for 36 months for fraudulent practices The institution’s Office of Integrity and Anti-Corruption found the company to have engaged in numerous misrepresentations of its past experience in bidding for Bank-financed contracts Abidjan, Côte d’Ivoire, May 7, 2018 – The African Development Bank Group (AfDB) on… Read more »

136 views

Saadaal Rumowday: Ruwaayaddii Aw-Bustaale Sayax Ka Boode.

Writen by Qaran News |

Waxay ahayd hillaaddii 1981kii markii lagu soo bandhigay dalwaynihii la isku odhan jiray Soomaaliya ruwaayad can baxday oo loogu wanqalay Aw-bustaale,taasi oo uu soo agaasimay Abwaan Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan Askari).Waxaa daadihinayay intii loogu jeclaa hoboladdii Waaberi:haddii ay noqoto dhanka jilitaanka iyo heesaagaba, kuwaasi oo aan ka soo qaadan karo Axmed Cali Cigaal, Hibo Maxamed,… Read more »

463 views

Honor Somaliland independence, Honor 18 May

Writen by Qaran News |

Honor and respect those who saved you and gave you a country. Honor 18 May. 15 May is not 18 May. It has nothing to do with our liberation It seems that Mother Somaliland is still dancing with the evil! She is still in-bed with the wicked! She is like an old legendary woman who… Read more »

215 views

Xog Cusub: Ma Agaasime Guud Mise isku Eekaysiin Wasiir Xaashi iyo Xirsigii Chief of Cabinet-ka

Writen by Qaran News |

Xog Cusub: Ma Agaasime Guud Mise isku Eekaysiin Wasiir Xaashi iyo Xirsigii Chief of Cabinet-ka Shalay waxa aan dhegeystay muuqaal uu ka hadlayey agaasimaha guud ee madaxtooyada Somaliland, Aqoonyahan Maxamed Cali Bile, kaas oo ka hadlayey qorshe iyo shir ay yeesheen Shaqaalaha madaxtooyadu balse uu isagu ku sheegay Agaasimeyaal daba gelaya waxa ay qabtaan wasiirada… Read more »

570 views

Haweeney Goob Joog U Aheyd 300 Qof Oo Dil Lagu Fuliyay+Sawiro  

Writen by Qaran News |

Haweeney Goob Joog U Aheyd 300 Qof Oo Dil Lagu Fuliyay+Sawiro Gobolka Texas ee dalka Maraykanka ayaa ah gobolka ugu badan ee laga fuliyo xukunka dilka ah , mid kamid ah shaqaale ka howlgalaysay goobaha lagu fuliyo xukunnadaasi ayaa sheegtay inay goob joog u ahayd dhacdooyin boqolaal lagu dilay. Michelle Lyons muddo 12 sano ah… Read more »

530 views

Madaxweynaha Jabuuti oo Qasrigiisa Madaxtooyada ku qaabiley Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya

Writen by Qaran News |

Madaxweynaha Jabuuti oo Qasrigiisa Madaxtooyada ku qaabiley Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya  Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada looga arrimiyo dalka Jabuuti waxaa uu ku qaabilay taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed. Madaxweyne Geelle iyo taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa kulankooda uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya Amaanka dalka… Read more »

235 views