Maxay tahay sababta madaxweyne Donald Trump loogu qabsaday sawirkan?

Writen by Qaran News |

Maxay tahay sababta madaxweyne Donald Trump loogu qabsaday sawirkan? Sawirka ay sheegteen kooxda ololaha Trump Madaxa ololaha doorashada ee madaxweyne Donald Trump ayaa masaxay sawir uu soo dhigay barta Twiter-ka ee ololaha doorashada ee Madaxweynaha. Sawirkan oo la qaaday sanadkii 2004, xilligaas oo madaxweyne George Bush uu booqday goob ay ka socotay tartanka baabuurta ayaan… Read more »

240 views

Xog-xasaasiya:Askari  nus doolar u dilay qof rayid ah

Writen by Qaran News |

Askari  nus doolar u dilay qof rayid ah Warbaahinta maxalliga ee dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay aad u wax uga qortay nin kamid ah dadka mootada kaga shaqeysta magaalada Nairobi oo nin boolis ah uu toogasho ku dilay. Ninka la dilay oo lagu magacaabo Daniel Mburu Wangari ayaa la sheegay in mootadiisa uu kusoo… Read more »

206 views

Qaranimo qabyaalad ayay eeday

Writen by Qaran News |

  Geedi socodka nidaamka dowladeed ee aynu unkaynaa waxa uu la daaladhacayaa afkaartà qabyaaladda iyo siyaasada isxambaarsan ee bulshadeenna sida ba’an u aafeeyay, taa soo la odhan karo waxay dhabaha ka leexisay hadafkii iyo u jeedadii aynu dowladnimada ka la hayn. Waxa niyad-jabkeeda leh, in 28-sanadood oo aynu qarannimo yagleelayna ay wali qabyaaladdu innoo tahay… Read more »

102 views

Somaliland: Cannot Let the Dictator Set Our Destination

Writen by Qaran News |

Somaliland: Cannot Let the Dictator Set Our Destination In the same year the two most notorious dictators in the horn of Africa, Mengistu Haile Mariam of Ethiopia and Mohamed Siyad Barre of Somalia were ousted. Mohamed Said Barre was expelled in Mogadishu, the capital of Somalia, in January 1991 whereas, Mengistu Halie Mariam ousted in… Read more »

189 views

Spotting And Combatting “Fake News”

Writen by Qaran News |

Spotting And Combatting “Fake News” As we have seen on mulitiple platforms, The Presiden4t of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi and the head of the federal administration in Somalia, Mohamed Abdilahi “Farmajo”, met briefly in Addis Ababa on the sidelines of the AU summit. Did such a meeting take place? We can only… Read more »

128 views