Wargeys wax ka qoray Wadahadal Telefoonka ku dhexmaray Amiirka Qatar & Farmaajo+…

Writen by Qaran News |

Maxay taleefonka uga wada hadleen madaxweyne Farmaajo iyo amiirka Qadar?   Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka Dalka Qadar Amiir Sheekh Tamim Bin Hamad Al Thani ayaa yeeshay wadahadal dhanka taleefoonka ah. Wargeyska Al-Sharq ee laga leeyahay Dalka Qadar ayaa qoray inuu wadahadalkaas dhacay isla markaasna ay labada Mas’uul ka wada hadleen xiriirka labada… Read more »

130 views

Magaaladii Haweenka:Goob ay isugu tageen Haweenkii rabshadaha Colombia saameeyeen

Writen by Qaran News |

Magaaladii Haweenka:Goob ay isugu tageen Haweenkii rabshadaha Colombia saameeyeen Waddada ugu weyn Magaalada Haweenka Intii lagu jiray rabshadihii hubaysnaa ee in kabadan nus qarni ka socday Colombia, isla mar ahaantaana dhiigga badani ku daatay ee u dhexeeya jabhadaha iyo milletariga wadankaasi ayaa ku qasbay ku dhawaad sideed milyan oo qof inay guryahooda ka cararaan. Haweenka… Read more »

157 views

Gorfaynta Buugga Gadhweyne

Writen by Qaran News |

Gorfaynta Buugga Gadhweyne Buugga “Qaran iyo Qabiil”: Laba Aan Is Qaban, ee Rashiid Sheekh Cabdillaahi (Gadhweyne) waa buuggii iigu saamaynta badnaa ee aan beryahaas akhriyo. Waa shan qaybood buuggu oo xidhiidhsan oo ka kooban 178 bog. Qaradiisu bogag ahaan uma badna sida uu nuxurkiisu u dhumuc weyn yahay. Waa rib isku cufan oo cuddoon badan… Read more »

144 views

“Somaliland Waxanu soo galiney Computerkii Caalamka “ Sh. Yusuf illaa Faratoon!

Writen by Qaran News |

“Somaliland Waxanu soo galiney Computerkii Caalamka “ Sh Yusuf illaa Faratoon! Bal dib iila milicsada Sannadkii 1992 oo aan idin xasuusiyo dhacdo aan filaayo in aad idinkuna xasuusan doontaan. Goobtu waxay ahay Khayriyada badhtamaha Hargeysa, waa cabaaro 10:00 Subaxnimo, waxaa jirey khudbado ay ummadda Reer Hargeisa u jeedinayeen qaar kamid ah wasiiradii Xukuumadii AHN Marxuum… Read more »

141 views

Nin Caruus ahaa oo ay xafladiisii kala kicisay Minweyntiisii oo si lama filaana u soo gashay Goobtii xafladu ka socotay

Writen by Qaran News |

Nin Caruus ahaa oo ay xafladiisii kala kicisay Minweyntiisii oo si lama filaana u soo gashay Goobtii xafladu ka socotayNinkan oo lagu magacaabo Asif Sharif Siddiqi ayaa la garaacay, kaddib inuu dhiganayey aroos uu u aqarinayey isagoo xaas hore leh Caruus ayay ka eryadeen arooskiisii dad badan oo cadhaysani, kaddib markii xaaskiisii koobaad soo gashay… Read more »

308 views