Click here to read more
118 views
Click here to read more
118 views
Dowladda Australia oo dileysa 10-kun oo geel ah+Sababta Maanta oo Arbaca ah, dowladda dalka Australia ayaa bilaabeysa dilka 10-kun oo geel ah kuwaas oo biyaha ka dhammeeyay xilli ay dalkaasi ka socoto musiibo dab. Geelaan la dilayo ayaa ku sugan koonfurta dalka Australia, halkaas oo ay ka socoto musiibadda dalka oo geystay khasaare laxaad leh…. Read more »
225 views
1,140 views
1,468 views
1,780 views
1,214 views
362 views
Madaxweynaha Iran walalkii oo xabsiga loo taxaabay Hossein Fereydoun Nin ay walaalo yihiin Madaxweynaha dalka Iran, Hassan Rouhani ayaa lagu soo warramayaa in uu u bilawday shan sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay dembi musuqmaasuq. Qareenka Hossein Fereydoun, oo aad ugu dhawaa Madaxweynaha dalkaas, la taliyena u ahaa ayaa sheegay in Hosseni uu… Read more »
339 views
Madaxweyne Donald Trump oo u hanjabay Dowladda Ciraaq Barlamaanka Ciraaq ayaa meelmariyay qaraar ka dhan ah Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku hanjabay in cunaqabateyn aad u ballaaran uu kusoo rogi doona Dowladda Ciraaq, haddii ay dhaqangeliso qaraar uu meel-mariyay barlamaanka dalkaas. Donald Trump ayaa sheegay in saldhigga cirka ee uu Mareykanka ku leeyahay… Read more »
92 views
Mareykanka oo war xasaasiya ka soo saaray weerar ay A-Shabab ku qaadeen saldhig ku yaalla Kenya Dagaalyahanno hubaysan oo afka soo duubtay oo ka tirsan Al-Shabaab Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerar saaka lagu qaaday saldhiga Manda Bay oo ku yaalla deegaanka Lamu ee gobolka xeebta Kenya. War qoraal ah oo ka soo baxay taliska… Read more »
190 views