Askari dad ku gumaaday Bangkok

Writen by Qaran News |

Askari dad ku gumaaday Bangkok Jakraphanth Thomma waa askariga dadka laayey welina lama qaban Wararka ayaa sheegaya in askariga uu dad badan ku laayay aagga magaalada Nakhon Ratchasima oo sidoo kale loo yaqaano Korat taasi oo dhacda waqooyi-bari Bangkog. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Difaaca ayaa BBC-Thai u sheegay in Jakraphanth Thomma uu weeraray taliyihiisa ka… Read more »

115 views

Dal suuli in la helaa xaq dastuuri ah ka tahay

Writen by Qaran News |

Dal suuli in la helaa xaq dastuuri ah ka tahay Waraaqahayaga taxanaha ah ee ay noo soo diraan suxufiyiinta Afrika, waxa ka mid ah tan ka timi Joseph Warungu oo ah tabobare saxaafadeed oo uu ku eegay xukun maxkamadeed oo dhibaatooyinka safarada ka soo afjari doonta. Hadaanu nahay reer Kenya waxaanu ogaanay in aanu xaq… Read more »

199 views

Xog:Gawaadhi Gaashaaman oo laga xaday xero ciidan

Writen by Qaran News |

Sweden: Gawaadhi Gaashaaman oo laga xaday xero ciidan     Hay`adaha amaanka dalka Swedan ayaa baadi-goobaya labo gaari oo nooca gaashaman ah kuwaas oo laga xaday xero ciidan oo ku taal magaalada Enköping oo u dhow Uppsala. Gawaaridan ay ciidamadu leeyihiin ee la xaday ayaa ah nooca qaaliga ah ee loo yaqaan Galten, waxaana midkiiba… Read more »

457 views

Mareykanka oo dilay hogaamiye sare oo katirsan Al Qaacida

Writen by Qaran News |

Mareykanka oo dilay hogaamiye sare oo katirsan Al Qaacida Hogaamiyaha la dilay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay dileen hogaamiyaha Al Qaacida ee gacanka Carbeed. Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Qasim al-Raymi, oo kooxdaas hogaaminayay tan iyo sanadkii 2015-ka lagu dilay hawlgal uu Mareykanka ka fuliyay gudaha dalka Yemen…. Read more »

178 views

15 Siyaabood oo loo yareeyo timo gu’ida ama timo daadashada.

Writen by Qaran News |

15 Siyaabood oo loo yareeyo timo gu’ida ama timo daadashada. 1.Ka fogow timo feedhashada Marka timuhu qoyan yihiin. Avoid brushing wet hair Tani waxay ku jirtaa xaaladdeeda ugu liita ee timuhu ku daataan. Sidaa darteed iska ilaali inaad feedhato timaha qoyan maxaa yeelay fursadaha timo lumintu way kordhaan. Laakiin haddii ay qasab kugu tahay inaad… Read more »

320 views